Nimca Dareen oo hees dareen xambaarsan u soo dirtay Magaalada Muqdisho.
Heestan oo qeyb kooban oo Banaadir quseysa ay soo dhigtay bateeda Facebook ayaa ah duco ku socota dadka Muqdisho, waxaana ay ku soo beegtay kadib qaraxii maanta ka dhacay magaalada Muqdish9.
Dhinaca sare ka daawo Video