Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Galmudug»Nin ay Ahlu suna u wadatay Gudoomiye Baarlamaan oo la xiray & 20-kii xildhibaan oo iska diiday Qorshaha Ahlu suna..

    Nin ay Ahlu suna u wadatay Gudoomiye Baarlamaan oo la xiray & 20-kii xildhibaan oo iska diiday Qorshaha Ahlu suna..

    January 28, 2020Updated:January 29, 20202 Mins Read Galmudug
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Qorshihii Ahlu suna ku dooneysay inay Baarlamaan u dhisto Galmudug ayaa fashil ku dhow, kadib markii ay diideen inay Baarlamaankaasi ka mid noqdaan 20-ka xildhibaannada ee ay soo xushay, kana tirsan Baarlamaanka Galmudug.

    20-kii xildhibaan ee ay soo xuleen Ahlu suna ayaa ka baaqsaday kulan maanta ka dhacay Xarunta INJ ee Ahlu suna ku soo bandhigay 69 xubnood oo ay sheegtay inay yihiin xildhibaanada Galmudug, kuwaasoo intooda badan ay ka tirsan yihiin xildhibaanadii Ahlu suna ee lagu biiriyey Baarlamaankii koowaad ee Galmudug, kadib heshiiskii Jabuuti ee Madaxweyne Xaaf iyo Ahlu suna, waxayna sheegeen inay doorteen guddoomiye KMG ah.

    Dhinaca kale ciidamada dowladda ee ku sugan magaalada Dhuusamareen ayaa xabsi guri geliyey nin la sheegay inay Ahlu suna u diyaarisay inuu noqdo guddoomiyaha Baarlamaankeeda ee rasmiga ah oo ay isku heyb yihiin Guddoomiyaha dhowaan la doortay ee Maxamed Nur Gacal iyo Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyee, kaasoo lagu magacaabo Sheekh Cumar Mahad-Alla, iyadoo loo diiday inuu wax dhaqdhaqaaq ah sameeyo.

    Qorshaha Ahlu suna ay ku dooneyso inay Dhuusamareeb ka higeliso Baarlamaan iyo Doorasho barbar socota Baarlamaanka Galmudug ee sida rasmiga ah loo dhisay ayaa hadda wajaheysa dhibaato adag iyadoo ujeedkeedu ahaa inay qas siyaasadeed ka abuurto magaalada Dhuusamareeb.

    Lama oga tallaabada xigta ee Ahlu suna qaadi doono iyo inay tallaabo milateri qaadi doonto, iyadoo xarumaha Ahlu suna ee Dhuusamareeb ay ku wareegsan yihiin ciidamada dowladda ee halkaasi la geeyay.

    Ahlu suna doorashada Galmudug Galmudug Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSidee u baxsaday Wasiirkii Amniga Jubbaland ee maxbuuska ahaa C/Rashiid Janan..? (Akhriso Qiso yaab leh…)
    Next Article Madaxweyne Trump oo ku dhawaaqay Qorshihiisii Qarniga ee Bariga Dhexe. (Qudus waa caasimadda Yuhuudda)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo