Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Nin Dhalinyaro ah oo loo doortay Guddoomiye xigeenka Baarlamanka Somaliland [Akhriso]

    Nin Dhalinyaro ah oo loo doortay Guddoomiye xigeenka Baarlamanka Somaliland [Akhriso]

    August 27, 20172 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Golaha wakiillada Somaliland ayaa goor dhoweyd doortay guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka.

    Magaalada Hargeysa, fadhigii golaha wakiillada Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad weyn ah ugu doortay xildhibaan Axmed-yaasiin Sheekh Cali Ayaanle gudoomiye ku-xigeenka kowaad ee golaha, iyadoo laba xildhibaan oo kale kula tartameen jagadaasi.

    Fadhiga oo uu gudoominaayay gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland, Baashe Maxamed Faarax, waxaa fadhiyay 71 xildhibaan, iyadoo Axmed-yaasiin sheekh Cali Ayaanle, ay doorteen 50 xildhibaan, halka xildhibaan Xasan Muuse Hufane oo la tartamay uu helay 16 cod, xildhibaan Axmed Cabdi Kaahina isna uu helay hal cod oo keliya.

    Axmed-yaasiin Sheekh Cali Ayaanle gudoomiye ku-xigeenka kowaad ee golaha
    Axmed-yaasiin Sheekh Cali Ayaanle gudoomiye ku-xigeenka kowaad ee golaha Wakiilada Somaliland

    Gudoomiye ku-xigeenka 1aad ee maanta la doortay waa nin dhallinyaro ah oo laga soo doortay gobolka Awdal, wuxuuna ka tirsan yahayxisbiga Kulmiye. Waa markii ugu horeysay ee xil heerkaas gaarsiisan uu ku soo baxo qof dhalinyarro ah.

    Jagadan gudoomiye ku-xigeenka 1aad ayaa banaanaatay kadib markii Baashe Maxamed Faarax oo ahaa gudoomiye xigeenka 1aad ee golaha wakiillada muddo dheer loo doortay gudoomiyaha golahaasi 6-dii bishan 2017.

    Gudoomiye ku-xigeenka 1aad ee golaha wakiillada ee la doortay Axmed-yaasiin Sheekh Cali Ayaanle ayaa khudbad kooban oo uu jeediyay wuxuu sheegay inuu ku hogaaminaayo 82 xubnood ee golahaasi caddalad, dhexdhexaadnimo iyo wadatashi.

    Axmed-yaasiin Sheekh Cali Ayaanle Golaha Wakiilada Somaliland Somaliland
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGalmudug oo Dalab culus oo ku saabsan Weerarkii Bariire u dirtay Dowladda Federaalka [Dhageyso]
    Next Article Guddigii loo xil saaray baarista kiiskii Bariire oo maanta tegaya Goobtii shilku ka dhacay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo