Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Odayaal ku eedeeyay Ciidamada NISA inay dileen Darawal Mooto Bajaaj, kadibna CID-da kala baxeen Xubnihii loo xiray

    Odayaal ku eedeeyay Ciidamada NISA inay dileen Darawal Mooto Bajaaj, kadibna CID-da kala baxeen Xubnihii loo xiray

    December 26, 2019Updated:December 27, 20192 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Odayaal ka tirsan mid ka mida beelaha Muqdisho ayaa ku eedeeyay ciidamo ka tirsan Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka ee NISA ay dil u geysteen wiil 17 sano jir ah oo Darawal ka ahaa Mooto Bajaaj, kadibna ay ka dhaceen mootadaasi.

    Odayaasha oo kasoo jeeda Beesha Murusade ayaa sheegay in 7-da bishan Disembar 019 la dilay wiilkooda oo lagu magacaabi jiray Nuur Cumar Xasan, iyadoo laga dhacay Mootadii uu watay, kadibna ay meydkiisa soo qaadeen ayna geeyeen CID-da, halkaaso feyl looga furay, dacwadna ay fureen, iyagoo aan ogeyn cidda dishay iyo sababta loo dilay.

    Odayaasha ayaa sheegay in 23-kii bishan Trebuunka ay Trebuunka ka qabteen Mootadoodiim dadkii lagu qabtayna ay noqdeen laba xubnood oo ka tirsan NISA iyo qof shacab ah, kadibna lagu xiray xarunta CID-da si baaritaan loogu sameeyo, balse ay dhacday in xubnihii kiiska loo xiray ee lagu qabtay mootada ay la baxeen ciidamo ka tirsan NISA oo CID-da tegay xalay, lana sheegay inay geeyeen Godka Jilacow.

    “Waxaan rabnaa haddii aan cadaalad la helin wadanku degi maayo, niman nabadsugid sheeganaa ayaa wiilkeeda dilay, mootadiina ka dhacay, markii aan dacweynay nabadsugidda qaar ka mida ayaa soo duulay oo raggii la baxay.. sidaas haddii loo shaqeeyo dhib soo kordhay waaye..” ayuu yiri Nabadoonka ka mida odayaasha u hadlay ehelada Marxuumka la dilay, wuxuuna ka dalbaday madaxda dowladda cadaalad iyo inay arrintan soo farageliyaan.

    Waa kiiskii saddexaad ee ciidmada dowladda lagu soo eedeeyo inay falal dil ah ka geysteen magaalada Muqdisho, iyadoo ay sii kordhayaan falalka ciidamada dowladda ee kala duwan kula kacayaan dadka Muqdisho.

    Darawal Mooto Bajaaj Dayniile Dil NISA Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweyne Farmaajo oo saxiixay Laba Hindise-sharciyeed oo ay ansixiyeen xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka
    Next Article Ilaalada gaarka ah ee Ra’iisal Wasaaraha & xubno hordhac u ah oo gaaray Dh/mareeb & Sheekh Shaakir oo soo bandhigay…

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo