Waxgarad iyo odayaasha beesha Waceysle ayaa ka hor yimid Odayaasha Beeshaasi ka mid ee ku jira 135 oday ee dhaqanka u qaabilsan Doorashada 2016.
Dhinaca kale qoraal ay ku saxiixan yihiin 27 xubnood ayaa looga hor yimid qaabka ay ergada beesha Waceysle u maamulayaan laba oday ee kala ah: Maxamed Cabdi Shido iyo Ciise Macalin, waxayna dacwad u direen Guddiga Doorashooyinka iyo guddiga kale ee xalinta khilaafaadka.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA



Wadani.com

![Odayaasha Beesha Waceysle oo Dacwad u qoray Guddiga Doorashooyinka Dadban [Akhriso Qoraal]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2016/10/Waceysle.jpg)