Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 29
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Hirshabelle»Odayaasha Sh/Dhexe oo Cadaadis uga yimid Madaxweynaha ku tegay Magaalada Jowhar

    Odayaasha Sh/Dhexe oo Cadaadis uga yimid Madaxweynaha ku tegay Magaalada Jowhar

    September 10, 20161 Min Read Hirshabelle
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xubno isugu jira odayaal dhaqameed iyo siyaasiyiin kasoo jeeda Beesha Mudulood ayaa maanta gaaray magaalad Jowhar, iyagoo ka qeyb galay shirka dib u furmi doona.

    Xubno uu horkacayaan Iimaam Maxamuud Iimaan Cumar iyo Ugaas Maxamuud Cali Gaas ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar, iyadoo uu la socday Wasiiru dowlaha Maaliyada C/llaahi Maxamed Nuur.

    Odayaasha dhaqanka Gobolka Shabeelaha Dhexe oo ka caga jiidayay inay shirka Jowhar ka qeyb galaan shirka Jowhar oo ay tagaan magaaladaasi ayaa waxaa cadaadis weyn ku saaray madaxweyne Xasan Sheekh oo u xilsaaray Wasiiru dowlaha Maaliyadda C/llaahi Maxamed Nuur.

    Waxaa kaloo odayaasha  Muqdisho ka tegay ka mida Odayaal kasoo jeeda Gobolka Hiiraan oo Muqdisho ku sugnaa, waxaan dhowaan ay IGAD Muqdisho ku qabanqaabisay shir ay isugu keentay odayaal kasoo jeeda Beesha Xawaadle oo raali gelin siiyay Odayaasha Dhaqanka Abgaal oo Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ka sheegtay xumaan uu kula kacay.

     

    Shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ayaa waxaa la wareegay oo wada IGAD oo taageero ka heysta dowladda Federaalka, iyadoo uu dhowaan ka hor yimid gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Dabageed.

    SAWIRRO

    jowhar01jowhar02jowhar03jowhar04Wadani.com

    Hiiraan Odayaasha Sh/dhexe Shirka Jowhar
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXOG: Aqalka Sare oo xubno laga siiyay Gobolka Banaadir & C/weli Gaas oo diidan Magaca Muqdisho
    Next Article KASHIFAAD: Muxuu Dr. Baadiyow isu sharxi waayay Doorashada 2016.? [Isbaheysi Qarsoodi ah]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo