Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Olole loogu jiro in la xiro aaladda Facebook oo la socda baraha bulshada, kadib xog laga xaday Facebook

    Olole loogu jiro in la xiro aaladda Facebook oo la socda baraha bulshada, kadib xog laga xaday Facebook

    March 21, 20182 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa sii xoogeystay ololaha loogu jiro in la xiro warbaahinta bulshada ee Facebook, kadib markii la sheegay in macluumaad badan oo malaayiin dadka adeegsada leeyihiin la xaday.

    “Dhammaanteen waxaan kasoo wareegnay MySpace. Si la mid ahna waan ka wareegi karnaa Facebook.” Tani waxa ay ahayd farriin lagu gudbiyay Twitter ka dib markii ay soo baxday eedeynta ah in shirkadda Cambridge Analytica ay adeegsatay xogta shakhsiga ah ee 50 milyan oo ah dadka adeegsada barta Facebook, si ay galaangal ugu yeelato doorashadii Maraykanka ka dhacday 2016kii.

    Ka dib waxaa si xowli ah baraha bulshada uga bilowday baahidda helheysyada #DeleteFacebook iyo #BoycottFacebook oo macnahoodu yahay masaxFacebook iyo qaadacFacebook, kuwaas oo looga falcelinayo eedeyntaasi.

    Astaanta #DeleteFacebook ayaa xoogeysatay ka dib markii uu qof Twitter-ka wax ku qora soo xigtay waraysi ay BBC sannadkii 2017 la yeelatay Cambridge Analytica, kaas oo ay Theresa Wong uga hadashay Cambridge Analytica, markii horena qeyb ka ahaa taxanaha BBC Two ka baxa ee Secrets of Silicon Valley.

    Taasi ayaa horseeday in dadka ay ku biiraan kacdoonka ka dhanka ah Facebook, ayadoo Mark Hoppus oo ka tirsan barta blink-182 uu muddo 24 saac ah 6,000 oo like ka helay markii uu soo qoray “Iska Xir Facebook”.

    Balse dad badan ayaa su’aal geliyay waxa ay ka dhigan tahay in bar bulshadu ku wada xiriirto laga cawdo ayadoo oo la adeegsano mid kale.

    Mid ka mid ah dadka fekerkooda ka dhiibtay astaanta #DeleteFacebook ayaa si kaftan leh u qoray “Cabashada ka dhanka ah Facebook ayaa arrin hadal heyn leh ka noqotay Twitter oo ah bar kale oo aruurisa macluumaadka shakhsiga ah ee dadka adeegsada.”

    Mid kale ayaa isna ku taliyay in maadaama Instagram uu leeyahay Facebook, “haddii aad mid ka baxdo, waa in sidoo kale aad xirtaa kan kale.”

    Afhayeen u hadashay shirkadda Privacy International ayaa ka digtay in walaaca ammaanka xogta shakhsiga ah ay dhaafsiisan tahay Facebook.

    Baraha bulshada Facebook
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXildhibaan C/rashiid Xiddig: “Baarlamaankaada badbaadso; ma fahmin ma waxaa laga wadaa Jawaari badbaadi..?”
    Next Article Wasiir Xoosh Afka furtay: “Mudane Cabdiwali Muuddeey ayaa ah ku-simaha Afhayeenka Golaha Shacabka..” [AKHRISO]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo