Qaar ka mid ah jaaliyadda Oromada ee ku nool magaalada Boosaaso soo saaray baaq iyo digniin wada socda, waxayna dadkooda ku nool dalka Itoobiya ugu baaqeen in la joojiyo dhalinyarada Oromada ah ee gala safarada halista ah ee Tahriibta.
Waxaa kaloo arrintan ka hadlay Haweenka iyo waxgardka ku nool Boosaaso oo ka warramay xaalad naxdin leh oo ay ku sugan yihiin Oromada ku nool magaalada Boosaso iyo Gobolka Bari, waxayna dadka iyo maamulka Puntland ugu baaqeeen in gargaar loo fidiyo dhalinyarrada Oromada ah.
HOOS DHAGEYSO WARBIXIN VOA