Browsing: Baarlamaanka
Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ee tobnaad ayaa maanta lagu wadaa inay ka dhacdo magaalada Muqdisho.
Guddoomiyihii Baarlamaanka 9aad ee Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa mar kale u tartamaya xilka doorasho maanta ka dhici…
Ahmed Hussen oo ah nin asalkiisu yahay Soomaali ayaa maanta loo magacaabay inuu noqdo wasiirka socdaalka, qaxootiga iyo jinsiyadaha ee…
Musharaxa xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka C/rashiid Maxamed Xiddig ayaa caawa ololihiisii ugu danbeeyay ka wada magaalada Muqdisho.
Iyadoo Dooorashada Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ay dhici doonto maalmaha Arbacadda iyo Khamiista ee 11-12 Janaayo 2016 ayaa waxaa soo baxaya…
Ololihii ugu weynaa ee musharixiinta u taagan jagooyinka Guddoonka Baarlamaanka ayaa ka socda magaalada Muqdishi iyadoo maalin qura ay ka harsan…
Musharaxa u taagan xilka guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka C/raxmaan Xaaji Aadan (Ibi) ayaa balanqaad la yaab leh u…
Laba ka mida musharixiinta xilka Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka ayaa shaaciyay inay ka tanaasuleen tartanka.
Waxaa maanta hortegaya fadhiga Baarlamaanka Federaalka 12 musharax oo u taagan xilka Guddoomiye ku xigeenka labaad.
Xildhibaano ka mida taageerayaasha madaxweynaha Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa u wareegay dhinaca Musharax Prof. Maxamed…
Haweeney weriye caan ah ayaa ku guuleysatay Xildhibaannimada Aqalka Sare ee Baarlamaanka oo ka soo jeeda degaanada Somaliland.
Gudoomiyihii Hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa iska fogeeyay musharixiinta u tagaan xilka madaxweynaha.
Kursiga ugu adag Aqalka sare ee maamulka Somaliland ayaa goor dhoweyd lagu kala baxay kadib doorasho ka dhacay magaalada Muqdisho.
Waxaa xarunta golaha Shacabka ee Muqdisho ka bilwoday khudbadaha ay jeedinayaan Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya iyo…
Intii aanu siyaasadda ku soo biirin wuxuu ahaa aqoonyahan, samafale iyo xubin firfircoon oo ka mida bulshada rayidka ah, wuxuu…
Wadahadal maanta dhex maray Guddiga Doorashada Somaliland iyo Guddiga Doorashada Dadban ee Heer Federaal ayaa heshiis looga gaaray Doorashada Aqalka…
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalinta beri ee 8 Janaayo 2017 guda gelaya dhageysiga Khudbadaha musharixiinta u taagan xilalka Guddoonka Baarlamaanka.
Tiradii ugu badneyd ee isu soo sharaxda xilalka guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sanadkan u tartamaya hogaanka Baarlamaanka Soomaaliya.
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay sababta keentay dib u dhaca jiitamaya ee heysta doroashada xildhibaanada aqalka sare ee…
