Browsing: Baarlamaanka
Wararka laga heleyo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in halkaasi maanta laga sugayo wafdi uu horkacayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Shil naxdin leh ayaa galabta ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib markii nin darawal ah oo watay gaari yar uu jiirsiiyay…
Kooxda Alshabab ayaa soo bandhigtay askari Kenyaan ah oo lagu qabtay dagaalkii Ceelcade ee Gobolka Gedo ee Janaayo 2016. Askarigan…
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee waqtigiisu dhammaaday ayaa geeriyooday iyado ay tacsu u direen madaxda dowladda.
Madaxda sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareeyay qarixii maanta ka dhacay Hotelka SYL ee Magaalada Muqdisho.
Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa si kulul uga hadlay war ay ka baahisay Wakaalada wararka Soomaaliyeed ee SONNA, isagoo sheegay…
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dalbaday in Baarlamaanka uu hor yimaado guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Bashiir Ciise…
Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa khudbad dardaaran iyo cafis dalbasho ah maanta u jeediyay xildhibaanada Baarlamaanka oo…
Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre ayaa ka hadlay tacsida geerida Jeneraal Maxamed Cali Samaaar, wuxuuna sheegay madaxda dowladda ay qaateen in…
4 SANO KA HOR MAANTA OO KALE: Waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ka dhacday xaflad lagu dhaariyay xildhibaanada cusub ee…
Mudadkii sharciga ahayd ee jiritaanka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku eg iyadoo Baarlamaan uu soo jiray intii u dhaxeysay…
Kulankii Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta dib loo bilaabay kadib markii uu laba bilood ka badan hakad ku jiray ayaa maanta…
Mashada Qaran ee madaxda Soomaalida oo bedeshay Baarlamaanka Federaalka, lana wareegtay awoodiisii ayaa muddo kordhin u sameysay madaxweynaha Soomaaliya Xasan…
Xildhibaan C/llaahi Xasan Rooble oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomalaiya ayaa sheegay inuu jiro dib u dhac
Xildhibaan Abwaan Cabdi Shire Jaamac ayaa qaraaxo kasoo duubay qaar ka mida xildhibaanada Baarlamaanka
Laba qarax oo loo adeegsaday baabuur laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa lala beegsaday laba jid-gooyo oo laga galo garoonka…
Ciidamada Somaliland ayaa la sheegay inay la wareegeen degaanka Tuke-raq ee Gobolka Sool, halkaasoo fariisin u ahaa ciidamada maamulka Puntland.…
Madaxda Soomaalida ee heer dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyad aya siyaabo kala duwan u lebistay iyadoo ka qeyb galay…
Shirkii Madasha Qaran ee Wadatashiga oo lagu waday inuu ka furmo magaalada Baydhaba ee xarunta KMG ah maamulka Koonfur Galbeed…
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay, isagoo ka hor maray…
