Browsing: Baarlamaanka
Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa shirkoodii toddobaadlaha ahaa ee maanta ku ansixiyay Guddiga Saxaafadda Soomaaliyeed oo ka mida guddiyada uu…
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa qorsheysan wax bedel ku sameeyay qodobo ka mida Dastuurka KMG ah, taasoo u ogolaaneysa inuu xilka…
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta wax ka bedel ku sameeyay labo qodob oo ka mida Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya.…
Gudooomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa canaan kulul u jeediyay Wasiirada Xildhibaanada ah ee ku jira…
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa qorsheynaya inuu wax ka bedel ku sameeyo qodob ka mida Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya, kaasoo si…
Magaalada Baydhaba ayaa la sheegay in lagu dooran doono xildhibaanada ugu badan Baarlamaanka Federaalka cusub ee Soomaaliya 2016. Shirkii Madasha…
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ansixiyay sharciyo ay ka mid yihiin: Sharciga Axsaabta siyaasadda Sharciga…
Howlwadeen ka tirsan shaqaalaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maqribnimadii caawa lagu dilay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Ninkan oo lagu…
Telefishinka BBC ONE ee dalka Ingiriiska ayaa laga sii daayay warbixin laga diyaariyey labadii xildhibaan ee ku dhintay weerarkii Hotel Ambasador,…
Tirada xildhibaanada lagu dilay weerarkii Hotel Ambasador e emagaalada Muqdisho oo kooxda Alshabaab ay sheegtay inay ka dambeysay. Xildhibaan C/llaahi…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in weerarkii lagu qaaday Hotelka Ambassador ee magaalada Muqdisho uu ku dhintay mid ka mida…
Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta isku raacay in la soo hormariyo ansixinta sharciyada muhiimka u ah xaaldda kala…
Sarkaal ka tirsanaa ciidamada Ciidanka Ilaalinta Degaanka Xamar ee degmada Waaberi ayaa caawa lagu dilay degmadaasi. Sarkaalka oo lagu magacaabi jiray Mustaf…
Dowladda Soomaaliya ayaa beenisay warar ay baahiyeen ururka Alshabaab iyo warbaahinta taageerta oo ku saabsan in askar ka tirsan ciidamada…
Madaxda sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku heshiiyay qorshe lagu hakinayo fadhiyadii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kadib markii uu xeer…
Waxaa fadhiyada siyaasiyiinta iyo xildhibaanada dalka hareeyay dood loogu qiil dayayo go’aanka uu madaxweyne Xasan Sheekh qaatay Axadii 22 May…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo hadda haya xilka kusimaha Madaxweynaha dalka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa diiday inuu qaabilo…
Xiisad siyaasadeed ayaa la aloosan magaalada Muqdisho kadib xeerkii Madaxweyne ee maanta uu soo saaray Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, kaasoo…
Xildhibaanad Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si weyn uga hor yimid xeerka madaxweyne Xasan Sheekh saaka soo saaray ee uu kula…
Kulankii Baarlamaanka ee la filayay inuu maanta qabsoomo ayaa dib u dhac ku yimid, kadib markii Guddoonka Baarlamaanka uu hakiyay…
