Browsing: Baarlamaanka
Dood kulul oo ku saabsan Heshiiska Doorashada 2016 ayaa dib uga bilaabaneysa fadhiga Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kadib markii la bilaabay…
Safiirada 15-ka dal ee Golaha Amaanka Q/Midoobay oo maanta socdaal maalin ah ku tegay magaalada Muqdisho ayaa la sheegay inay natiijo…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Baarlamaanka dhexdiisa ka bilaabay galaangal siyaasadeed oo uu doonay inuu ku ogoleysiiyo…
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa inuu ansixiyo heshiiska Doorashada 2016 oo in muddo ah dood kulul iyo is…
Wararka laga helayo xubnaha Guddiga Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya u qaabilsan dib u eegista heshiiska qaabka doorashada 2016 ayaa sheegaya in…
Ergeyga Q/Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa bartiisa twitterka soo dhigay farriin ku saabsan kulamo aad u kulul oo…
Wakiilada Beesha caalamka u qaabilsan arrimaha Soomaaliya oo isugu jira, safiiro, wakiilo iyo ergey ka socota ururada goboleed iyo UN-ka…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu hanjabay xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya inuu kala dirayo haddii aysan aqbalin in sid auu…
Heshiiskii Doorashada oo la isku mari waayay & madaxweynaha oo hortaagan in loo gudbiyo Baarlamaanka
Wax ka bedelka heshiiska qaabka doorashada 2016 ayaa la isku mari waayay, iyadoo meel xasaasi ah ay mareyso arrinta guddiga…
Dowladda Mareykanka ayaa tallaabo aan hore loo arag qaaaday kadib markii ay faragelin ku sameysay Baarlamaanka Soomaaliya, si ay ugu…
Kulan kale ayaa caawa dhex maray guddiga Baarlamaanka Soomaaliya u qaabilsan dib u eegista heshiiska Madasha Qaran ee Doorashada 2016,…
Iyadoo guddiga Baarlamaanka Soomaaliya u saaray dib u eegista heshiiska Qaabka Doorashada 2016 ee ay gaareen madaxda dowladda Soomaaliya iyo…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saacado qaatay oo adag la yeeshay Guddiga Baarlamaanka Federaalka u saaray arrinta heshiiska…
Qodobka ugu weyn ee hortaagan in Baarlamaanka Soomaaliya ansixiyo heshiiska Doorashada 2016 ee ay wada gaareen madaxda dowladda Federaalka iyo…
Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa ka hor yimid in Baarlamaanka Federaalka uu wax ka bedel ku sameeyo heshiiska Doorashada…
Ciidamada Amaanka Dowlada Soomaaliya ayaa qabtay gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa iyo Hub. Gaariga ayaa la dhigay banaanka hore…
Qaar ka mida xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa bilaabay qorshe lagu qorayo Mooshin ka dhan ah Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud…
War-murtiyeed ka soo baxay kulan ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada Puntland ayaa laga soo saaray qodobo quseeya doorashada dalka 2016,…
Kulan degdeg ahaa oo maanta lagu waday inuu Baarlamaanka Soomaaliya ka yeesho xil ka qaadista Guddoomiyihii Maxkamadda Sare Ceydiid C/llaahi Ilkaxanaf ayaa maanta baaqday…
Kulan gaara oo ku saabsan xil ka qaadis uu madaxweyne Xasan Sheekh ku sameeyay Guddoomiyihii Maxkamada Sare ee dalka Ceydiid…
