Browsing: Baarlamaanka
Buuq iyo sawaxan ayaa hareeyay kulankii Baarlamaanka ee maanta kadib markii xildhibaanada qaarkood ay ka soo horjeesteen in xilka laga…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya uu xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Maxkamadda Sare ee dalka Caydiid Cabdullaahi…
Dood kulul ayaa xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya kala hor yimaadeen heshiiska Qaabka doorashada 2016 ee ay gaareen madaxda dowlada Federaalka iyo…
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa diiday in muddo laba bilood ah lagu kordhiyo xilliga ay dhacayso doorashada sannadkan 2016-ka, taasoo ahayd…
Mooshin nooc cusub ah oo lagu doonayo in beelaha Soomaalida oo dhan ay xubno ku yeeshaan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa loo…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiir ayaa Baarlamaanka Federaalka ka codsaday inuu ansixiyaan Heshiiska qaabka Doorashada ee 2016 oo ay…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan ayaa amar culus kasoo saaray xildhibaanada Baarlamaanka ee ka maqan kulamada Baarlamaanka. Prof. Jawaaari ayaa…
Xildhilbaan Malaaq Ibraahim Aadan Dhaayow oo ka mida xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Caawa ka badbaaday fal lagu doonayay in lagu…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa xeer jajab iyo heshiis lagu xalinayo ka dhex sameeyay xildhibaanada diidan iyo…
Shirkii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhoweyd ku soo xirmay fowdo, buuq iyo sawaxan hareeyay fadhigii maanta kadib markii la…
Waxaa dhowaan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya la geeyay Mooshin lagu dalbanayo in la hakiyo dhismaha maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo…
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa sheegay in Mooshinka qaar ka mida xildhibaanada Baarlamaanka ka qoreeen shirka maamul u sameynta gobollada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaar ka mida xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo gaaraya 42 xildhiaab ay…
Qaar ka mida xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa bilaabay olole ay ku doonayaan inay ku diidaan qaar ka mida heshiiskii…
Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Federaaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho, iyadoo uu furay Madaxweynaha…
Waxaa lagu waday inuu maanta oo Axad ah furmo Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya, sida uu shalay shaaciyay guddoomiyaha Baarlamaanka…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa kormeeray xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho, waxaana wehliyay guddoomiye ku…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa weerarkii uu maanta ka badbaaday Xildhibaan Maxamed Cali Diheeye oo ka tirsan Xildhibaanada…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in shirkii maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo…
Xildhibaano ka mida Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ku shiray magaalada Nairobi ayaa soo saaray qoddobo dhowr ah oo ay uga…
