Browsing: Baarlamaanka
Wararka laga helayo magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya in xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay halkaasi shir…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda si rasmi…
Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre, horena u ahaa Wasiirkii hore ee arimaha gudaha Somalia ayaa sheegay in wasiirka warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi…
Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Soomaaliya Ceydiid C/llaahi Ilkaxanaf ayaa mar kale soo farageliyay khilaafka ka dhex taagan garabyada ururka Saxafiyiinta…
Xildhibaanad ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaliya ayaa maanta loo dhaariyay xilka Wasiiru dowlaha cusub ee Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha ee Xukumadda…
Guddoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo saaray qaraar ku saabsan natiijada fadhiyadii albaabada u xirnaayeen ee uu Baarlamaanka…
Guddiga Arrimaha dibadda ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si weyn u dhaliilay qaabka loo magacaabo safiirada dalalka dibadda iyadoo wasaaradda arrimaha…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa galabta ku dhawaaqay inuu xiran yahay kalfadhigii 7-aad ee Baarlamaanka Federaalka…
Kulan la sheegay in lagu soo xirayo Kalfadhiga toddobaad ee Baarlamaanka ayaa ka socda xarunta Baarlamaanka ee Muqdisho, iyadoo su’aalo…
Laba fadhi oo qaatay laba maalmood iyo in ka badan 10 saacadood ayaa Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya lagu weydiiyay su’aalihii ugu…
Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf oo ka mida xildhibaanada ugu afka dheer Baarlamaanka Soomaaliya ee sida weyn ugu kacsan xukuumadda ayaa…
Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre oo ka mid ahaa xildhibaanadii su’aalaha adag weydiiyay Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in lacago badanx…
Taliyaha Nabadsugidda Qaranka Gen. C/raxmaan Maxamed Tuuryare ayaa jawaab ka bixiyay sababihii uu tiro saddex jeer ah u hortegi waayay…
Ra’iisal Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake iyo Taliyaha Hay’adda Nabadsugidda Soomaaliya Gen. C/raxmaan Maxamed Tuuryare ayaa mar kale…
Xildhibaan Khadiijo M. Diiriye:” Taliyaha NISA mooshin ayaan ka gudbineynaa marka shirkan dhammaado”
Xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye oo hadal ka jeedisay kulanka Baarlamaanka su’aalaha ku weydiinayaan Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid ayaa si…
Kulan albaabada loo xirtay oo su’aalo lagu weydiinayo Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid ayaa ka socda xarunta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxaana…
Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa maanta hor tegay Baarlamaanka Soomaaliya, isagoo ay la socdaan wasiiro iyo taliyaha…
Kulan albaabada u xirnaa oo ay Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Galabta ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa lagu go’aamiyay in Baarlamaanku u…
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan gaara oo albaabada u xiran yihiin galay galabnimadii maanta kadib markii ay dib u celiyeen…
Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, horena u soo noqday wasiirka arrimaha Gudaha ayaa ku dhawaaqay qorshe…
