Browsing: Baarlamaanka
Qaar ka mida xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ayaa si kulul uga hadlay xaalada ammaanka dalka iyo Taliyeyaasha ciidamada Nabadsugidda iyo Booliska…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in kulanka Baarlamaanka ee maanta uu iska xaadiriyay Wasiirka Amniga Gudaha C/risaaq Cumar…
Gudddomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Mahad Cabdalla Cawad oo ka hadlay sharciga argagixiso la dirirka ee xukuumadda Soomaaloya ku doodeyso…
Xildhibaan Khadiija Maxamed Diiriye oo ka mida xildhibaanada Baarlamaanka ee sida weyn ugu kacsan Wasiirka Amniga iyo taliyeyaasha ciidamda ayaa…
Xildhibaan Cabdi Shire Jaamac (Cayaar-jecel) oo dhowaan ku biiray Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulankii shalay hadal uu ka jeediyay Baarlamaanka…
Wasiirka Amniga gudaha C/risaaq Cumar Maxamed iyo Taliyaha ciidamada Nabadsugidda Qaranka C/raxmaan Maxamed Tuuryare ayaa markii labaad maanta ka baaqsaday…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa tacsi u diray shacabka Soomaaliyeed ee ay ehelladooda ku wax…
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya qaarkood oo dhowaan ka carooday inuu Baarlamaanka ka soo xaadiri waayay wasiirka amniga gudaha iyo taliyaha nabadsugidda…
Xildhibaan Fowsiya Yuusuf Xaaji Aaden ka mida Xidhibaanada Baarlamaanka Soomaliya, horena u soo noqotay Wasiirka arrimaha dibadda iyo ra’iisal wasaare…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa khudbad ka jeediyey shirka madaxda Baarlamaannada dowladaha carabta uga furmay…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Qaahira ee caasimadda dalka…
Waxaa mar kaliya magaalada Muqdisho iyo Villa Somalia ka maqan madaxweynaha dalka Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cismaan oo ay weheliyaan Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka federaalka ayaa u dhoofay maanta Magaalada…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa magaalada Muqdsho kusoo xeray shir uga socday xarunta Villa Hargeysa…
Dowladda Kenya ayaa si fool ula dhaqantay wafdi uu hogaaminayay Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke kadib markii la…
Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka oo maanta sugayay inay hor yimaadaan Wasiirka Amniga C/risaaq Cumar Maxmaxed iyo Taliyaha Nabadsugidda C/raxmaan Tuuryare ayaa…
Muran iyo Dood kulul oo hareeyay shirkii Barlamaanka (Wasiirka Amniga & Taliya NISA oo ka baaqsaday)
Muran xoog leh iyo dood kulul ayaa maanta hareysay shirkii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kadib markii ay soo xaadiri waayeen Wasiirka Amniga…
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa laga sugayaa mar kale inay maanta hor yimaadaan Wasiirka Wasaarada Amniga Gudaha C/risaaq Cumar Maxamed iyo Taliyaha…
Ciidamada Daraawiishta ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta waxaa loo soo xiray tababar, ciidamadaas tiradoodu waxa ay gaareysaa 312 askari. Ciidamadaas…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid ayaa dhowaan soo saaray wareegto uu ku amrayo hay’adaha Amniga dowladda inaysan baari karin xildhibaanda…
