Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»YAA MADAXWEYNE & RA’IISAL WASAARE KA AH DALKA…? [Madax wada hayaan ah..!!]

    YAA MADAXWEYNE & RA’IISAL WASAARE KA AH DALKA…? [Madax wada hayaan ah..!!]

    February 23, 2016Updated:February 23, 20162 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa mar kaliya magaalada Muqdisho iyo Villa Somalia ka maqan madaxweynaha dalka Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari , ku xigeenkiisa koowaad iyo Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid iyo ku xigeenkiisa.

    Ma aha markii ugu horeysay ee sidani dhacdo, waana markii labaad iyadoo dastuurku sheegayo in haddii dalku ka maqan yahay madaxweynaha uu kusime noqonayo Guddoomiyaha Baarlamaanka, balse, waxay xaaladda Villa Somalia ku sugan tahay inuu madaxweyne hadda ka yahay  Mahad Cabdalla Cadwad  guddoomiye ku xigeenka labaad, kadib markii ay mar qura dalka ka wada baxeen guddoomiyihii baarlamaanka iyo ku xigeenkiisa koowaad.

    Xilka xukuumada ayaa la mida arrinta ka taagan madaxtooyada oo waxaa dalka ka maqan Ra’iisal wasaaraha oo shirka Istanbuul ku garbinaya madaxweynaha, Ra’isal wasaare ku xigeenka ayaa isna ka horeeyay Ra’iisal wasaaraha oo horeba u gaara Turkiga, waxayna xaaladii noqotay in Wasiirka Cadaaladda C/llaahi Axmed Jaamac (ilka jiir) uu noqday Ra’iisal wasaaraha dalka, maadaama uu yahay wasiirka cadaaladda.

    ilka-jiir

    Arrimahan oo xitaa aan ku caddeyn dastuurka Soomaaliya, madaxda Soomaaliya ayaa u muuqda kuwa ay mar waliba boorsooyinkooda u xirxiran yihiin safar kasta oo dibadda laga sheego, waxaana la yaab leh in dalku beylah yahay.

    Xiligii dowladii C/llaahi Yusuf ee fadhigeedu ahaa Baydhaba ayaa la xusuustaa inuu kusime madaxweyne noqday Guddoomiye ku xigeenkii Maxamed Cumar Dalxa oo xiligaasi uga faa’iideystay inuu dalacsiiyo saraakiil beeshiisa ah iyo go;aano kale.

    Xiligii dowladda Federaalka ee Cali Mahdi oo sidan oo kale ay dhacday ayaa sawir gacmeed laga sameeyay xilligaasi wuxuu muujiyay cinwaan “DOWLAD WADA HAYAAN AH”.

    Wadani.com

    Dowlad hayaan Top yaa madaxweyne ka ah Villa Somalia
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDAAWO SAWIRRO: Alshabab oo soo bandhigtay kooxda u qaabilsan dalka Kenya iyo hogaamiyaheeda
    Next Article DAAWO VIDEO: Alshabaab oo video la yaab leh ka sameysay dagaalkii Ceelcade iyo Kenya

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo