Browsing: Baarlamaanka
Ra’iisal wasaaraha Somaliya oo dadaal ugu jira in la hakiyo sharciga Barlamanka ka soo saarayo Kenya
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali oo shalay dib ugu soo laabtay ayaa bilaabay olole uu doonayo in Baarlamaanka…
Qaar ka mida xildhibaanada Baarlamaanka ayaa olole ugu jira inay hor istaagaan heshiis xukuumadda Soomaaliya ay dooneyso inay toddobaadkan la…
Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta dood kulul ka yeeshay arrinta Derbiga ay Kenya ka dhiseyso xadka ay la…
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo saaray go’aan ku saabsan in ciidamada Kenya ay ka baxaan dalka Soomaaliya, waxaana dood…
http://radiokulmiye.com/knn/wp-content/uploads/2015/11/DALXA-.mp3 Kulan ay yeesheen Gudiyada Arimaha Gudaha iyo Arimaha Dibada ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Gudoonka Golaha Baarlamaanka oo looga…
Iyadoo ay dib u soo noolaaneyso xiisadii dalalka safka hore iyo ciidamada ka jooga Soomaaliya kadib qeylo dhaan ka timid…
Dood aad u kulul ayaa maanta ka dhacday xarunta Baarlamaanka Soomaaliya oo doodiisu maanta ahayd kaliya arrinta ku saabsan Derbiga…
Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay xaaladda dowladda Soomaaliya iyo go;aanada…
Fadhigii Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ee maanta la filayay in looga doodo Hindise sharciyeedka Iibka iyo Qandaraasyada ayaa isbedel…
Wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa maanta loo dhaariyay xil cusub oo ah xildhibaan…
Allaha u naxariistee waxaa maanta lagu aasay qabuuraha Isbitaal Madiina ee magaalada Muqdisho Marxuum xildhibaan Maxamed Axmed Gurxan oo shalay…
Xildlhibaan Maxamed Axmed Gurxan ayaa caawa u geeriyooday dhaawac ay kooxo hubeysan maanta ugu geysteen degmada Xamar-weyne ee Muqdsiho, isagoo…
Xildhibaan Maxamed Axmed Gurxan oo saaka lagu dhaawacay ayaa la sheegay in xaaladiisa lagula tacaalayo isbitaal ku yaal magaalada Muqdisho,…
Mudane ka tirsan xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhoweyd lagu dhaawacay degmada Xamarweyne meel u dhow dhismaha Bacadlihii hore. Xildhibaankan…
Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa u fadhida dacwad lagu soo oogay 22 qof oo u dhashay dalka Kenyan ah oo lagu…
Xildhibaan Xasan Abshir Faarax ayaa goor dhoweyd uga dhawaqay xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho inuu iska casilay xubinnimadii Baarlamaanka…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta sirasmi ah u furay kalfadhgii 7-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana xafladda furitaanka…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud Shekh ayaa furay maanta kalfadhigii 7-aad ee Baarlamaanka federaalka oo xarunta Baarlamaanka dib uga furmay…
Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta la filayaa inuu ka furmo xarunta baarlamaanka ee magaalada Muqdisho iyadoo Madaxweynaha…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa maanta ku dhawaaqay inuu maalinta beri ah ee 25-ka bishan Oktoobar…
