Browsing: Baarlamaanka
Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa kulankoodii ugu danbeeyay Khamiistii Shalay ay ku yeesheen magaalada Muqdisho ku buriyay xeer No. 5…
Xubin ka tirsan Guddiga Qaran ee Xuduudaha iyo Federaalka ayaa iska casilay guddigaasi sabab lagu sheegay arrimo caafimaad darteed, waxaana booskiisii lagu…
Xildhibaanka ayaa ku eedeeyay xeer ilaaliyaha Qaranka inuu yahay ninka hor taagan inuu gurigaasi dib u helo, wuxuu sidoo kale…
Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo hadal ka jeediyay furitaanka shirka madasha Wadatashiga doorashooyinka 2016-ka ayaa sheegay…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa shaaciyay in dib loo dhigay furitaanka kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka…
Xafiiska xeer ilaalinta Qaranka ayaa muuqata inay ka taagan tahay xaalad khilaaf ah kadib markii ku xigeenka xeer ilaaliyaha guud Mukhtaar…
Shir magaalada Muqdisho uga socday wasiirka dastuurka dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wasiirada maamulada dalka ka jira oo looga doodayay qodobada…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa soo saaray go’aano ku saabsan mooshinkii labada bilood soo jiitamayay ee laga…
Shirkii labaad ee Guddoonka Golaha Baarlamaanka, Ra’iisal wasaaraha xukuumadd Soomaaliya iyo xildhibaanada keenay mooshinka xil ka qaadista madaxweyne Xasan Shekeh…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa baaq kulul u diray xildhibaanada diidan wadahadalka Mooshinka ee furmay, wuxuuna…
Qaar ka mida xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee saxiixay mooshinka ka dhanka ah madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qoraal ay soo…
Xeer Illaaliyaha Qaranka Soomaaliya Dr. Axmed Cali Daahir ayaa jawaab ka bixiyay dhiggiisa dalka Kenya oo dowladda Kenya ay ku…
Qaar kamida xildhibaanada maanta ka qeyb galaya shirka wadahadalka Mooshinka laga keenay madaxweynaha ayaa dalbaday inuu wadahadalka ku soo biiro…
Shirkii wadahadalka Mooshinka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa goor dhoweyd ka furmay magaalada Muqdish, iyadoo ay ka qeyb galayaan madaxda sare ee…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa sheegay in maanta oo Sabti ah uu bilaaban doono wadahadalka ku…
Dib u xusuusin muranka Badda ee Kenya iyo Soomaaliya oo ka dhashay heshiis is-afgarad ah oo dowladaha Soomaaliya iyo Kenya…
Dacwadii dowladda Soomaaliya ee Muranka Badda ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya ayaa caqabad adag soo wajahday arrintan oo ay…
Kenya waxay ku gacan seyrtay dacwadda ay Soomaaliya ka gudbisay Kenya ee ku saabsan soohdinta badda ee labada dal ee…
Dowlada Kenya ayaa si rasmi ah u diiday in muranka dhinaca badda ee kala dhaxeeya Soomaaliya la geeyo Maxkamada caalamiga…
Duqii hore ee magaalada Muqdisho iyo guddoomiyaha Gobolka Banaadir Axmed Maxamud Nuur Tarsan ayaa si kulul uga hadlay xaaladda cadaaladda…
