Browsing: Baarlamaanka
Xildhibaanadii dhowaan ka qeyb galay Barnaamijkii DOOD-WADAAG ee Telefishanka Universal ee la rumeysan yahay inuu sababay xariga weriyeyaasha iyo xaruntii…
Qoraal maanta ka soo baxay guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa lagu codsaday in si degdeg ah…
Kulankii lagu waday inuu maanta furmo si looga wadahadlo Mooshinka laga keenay madaxweynaha oo uu ku baaqay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya…
Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre oo ka mida mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ee hor boodaya mooshinka laga keenay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud,…
NISA oo faafaahin ka bixisay sababaha Xarunta TV ga Universal ee Mogdisho iyo shaqaalihiisu ay u xiranyihiin, kana digeysa khatara…
Xildhibaanada Mooshinka Xil-ka-qaadista Madaxweynaha ayaa waxay maanta oo taarikhdu tahay 06.10.2015 soo saareen War-Saxaafadeedkan hoos ku xusan oo la xiriirta…
Guddoomiyaha barlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa sheegay in maalinta berito ah ee 7-da Oktoobar uu furmi doono…
Xildhibaan Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo xildhibaan Maxamed Cabdi Yuusuf oo ahaa labadii xildhibaan ee martida ku ahaa barnaamijkii dood-wadaag ee…
Wasaaradda Warfaafinta ayaa war ka soo saartay xariga loo geystay xaruntii Telefishanka Universal ee Muqdisho, agaasimihii Bariga iyo Bartamah Afrika…
Xildhibaan Cali Nuur Boodaaye ayaa faahfaahin ka bixiyay qaabka uu ku yimid Mooshinka laga keenay madaxweynaha iyo sida loo ururiyay…
Ku simaha Madaxweynaha dalka ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa ku baaqay in si deg…
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad oo ka mid ahaa mas’uuliyiinta sida hoose u abaabulay ee…
Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa si kulul uga hadlay Mooshinka la laalay ee ay wadeen qaar kamida xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya,…
Waxay ahayd 17-kii Bishan markii xildhibaanada Mooshinka ka keenay madaxweynaya tiro badan oo ka mida ay kulan xafiiskiisa Villa Hargeysa…
Xildhiban Fowsiya Yuusuf: “Jawaari ayaa dumiyay sharcigii umadda, mas’uul danbe lama xisaabin doono”
Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo hore usoo qabatay xilka wasiirka arrimaha dibadda kana mida xildhibaanada waday mooshinka xil ka…
Qaar ka mida xildhibaanada keenay Mooshinka Madaxweynaha ayaa ku gacan seyray go’aankii uu Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ku baab’iyay jiritaankii Mooshinkaasi…
Maalintii shalay duleedka Waqooyi ee magaalada Kismaayo waxa ka dhacay fal dil oo ay geysteen 10 askari oo ka tirsan…
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kala diray Guddi hoosaad uu madax ka ahaa wasiirkii hore ee arrimaha gudaha C/llaahi Goodax Barre oo…
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo afjaraya kalfadhigiisii lixaad ee socday muddo dhowr bilood ah, iyadoo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh…
Waxaa magaalada Gaalkacyo saxaafadda kula hadlay Saleebaan Maxamed Cawaale Liiban oo ah nin 80 sano jir ah, isla markaana uu…
