Browsing: Baarlamaanka
Kalfadhiga lixaad ee Baarlamaanka Soomaaliya oo hadda u socda xildhibaanada ayaa la sheegay in la xiri doono, lana soo gabagabeyn…
Odayaal iyo waxgarad ku shiray Muqdisho ayaa ka hadlay arrinta kiiska guriga la isku heyso ee ku yaala Degmada C/casiis…
Ninka ku soo caan baxay kiiska Guri ku yaala degmada C/casiis oo muran ka taagan yahay lahaanshihiisa Xaashi Bulxan Furre…
Xog cusub oo ay heshay Wadani.com ayaa sheegaysa inay maamul goboleedka Puntland ay ka danbeeyeen abaabulka mooshinka xil ka qaadista…
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay isbedel lagu sameeyay Miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2015-ka, oo lagu yareeyay kharashaadka dowladda laguna dhimau…
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Soomaaliya Ceydiid C/llaahi Ilka-xanaf ayaa sheegay in garsoorka dalka ka jira uu yahay mid aan si dhab…
Wasaaradda Gaashaanadhigga Uganda ayaa shaqada ka joojisay 15 sarkaal oo ka mida ciidamadooda ka howlgala Soomaaliya ee qeybta ka ah…
Waxaa beryahanba dood kulul ka taagneyd guri ku yaala degmada C/casiis ee xaafadda Liido magaalada Muqdisho. Gurigan oo ay isku…
Darawalkii Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Xaashi Furre ayaa mar kale kasoo muuqday Saxaafadda isagoo sheegay in dhulka lagu heysto la siiyay sanadkii…
Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa ugu danbeym maanta ansixiyay Sharciga Shaqaalaha Ajnabiga kaasoo xilliyadii ugu danbeeyay ay mudanayaasha Baarlamaanku ka doodayeen.…
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka socday guddiga difaacada Baarlamaanka ayaa xaalad laga naxo ku tilmaamay dhibaatooyinka ka…
Ku-simaha Madaxweynaha Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka furay shir wadatashi ah…
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo intooda badan ka soo jeeda Gobolka Gedo ayaa dacwad ka dhan ah ciidamada Itoobiya…
Hanti dhowraha guud ee Qaranka Nuur Faarax oo ahaa mas’uul looga bartay inuu la dagaalamo musuqmaasuqa iyo lunsashada Hantida Qaranka…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamd Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa shaaciyay in fadhiga lixaad ee Baarlamaanka uu socon doono inta laga idleynayo…
Hogaamiyaha maamulka Jubba ee dhowaan dib loo doortay Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa shaaciyay qorshe u qarsoonaa maamulada Puntland…
Shir labadii maalmood ee aynu soo dhaafnay uga socday magaalda Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya Guddiyada Difaaca iyo Xiriirka Caalamiga ee…
Iyadoo mooshinka ka dhanka ah madaxweynaha Soomaaliya uu horyaallo gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya oo ay saxiixeen 93 xildhibaan oo ka mida…
Wakiilada Beesha Caalamka u qaabilsan Soomaaliya ayaa kulamo is daba jooga la yeeshay xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee wada Mooshinka xil…
Waxaa soo baxay warar sheegaya in xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir uu codsi is casilaad ah…
