Browsing: Baarlamaanka
Qaar ka mida xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta shir jaraa’id oo ay ku qabteen magaalada Muqdisho uga hadlay mooshinka laga…
Mooshinka xil ka qaadista madaxweyne Xasan Sheekh oo 93 xildhibaan ay saxiixeen ayaa la sheegay inay halis weyn soo wajahaday…
Warar hadda soo dhacay ayaa sheegaya in laba xildhibaan oo ka mida xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa gacanta isula tageen…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari), Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke iyo wasiiro…
Dacwad ay dowlad goboleedka Puntland, gaar ahaan wasaaradda warfaafinta ku soo oogtay Idaacadda Sahan ee ka dhisan magaalada Garowe ayaa…
Raadraac ay sameysay shabakadda Wadani.com ayaa waxay soo bandhigeysaa qeyb yar oo ka mida isbedeledda aan qiyaasta lahayn ee Xidhibaan…
Sida Wadani.com ka soo xigatay Khubaro dhinaca sharciga ah Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa looga fadhiyaa inuu…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho kadib markii socdaal ku…
Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Arrimaha Gudaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa sharci darro ku tilmaamay doorashada la filayo…
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shir ay ku yeesheen Muqdisho ka soo saaray digniin ay u direen…
Waxaa muddooyinkan danbe ka socday magaalada Muqdisho olole cusub oo qaar ka mida xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ay ugu jiraan inay…
Guddiga Difaaca Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan su’aalo weydiin ah kula yeeshay madaxda Midowga Afrika ee Soomaaliya…
Wasiirka Waxbarashada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta hor tagtay Baarlamaanka Soomaaliya kadib markii loo yeeray, waxayna ka jawaabtay su’aalo qaarkood…
Baarlamaanka Soomaaliya oo fadhiyadii kalfadhiga lixaad uga socdaan xaruntiisa magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa inay maanta hortagto Wasiirka Waxbarashada iyo…
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku yeeshay kulan ka mida kalfadhigooda caadiga ah iyadoo ka dooday qaabka loo…
Baarlamaanka Soomaaliya oo ka badbaaday laba qorshe oo Inqilaab ku ahaa “DHAGEYSO DOOD XILDHIBAANNO” Qaar ka mida Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya…
Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya oo ka kooban guddoomiyaha Baarlamaanka iyo labadiisa ku xigeen ayaa soo saaray qoraal ay uga hadlayaan heshiis…
Kulankii Baarlamaanka maanta ku lahaa xaruntiisa magaalada Muqdisho oo ay ka qeyb galeen 158 xildhibaan ayaa goor dhoweyd soo gabagaboobay…
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka doodaya arrimaha hiigsiga cusub iyo horgelinta qorshaha ua yaala dowladda Federaalka, waxaana guddiyo arrintan loo xil…
Xildhibaano, Culimo iyo ururada Bulshada rayidka ayaa dowladda Soomaaliya ugu baaqay in degdeg baaritaan loogu sameeyo dadkii 21-kii bishan July…
