Browsing: Baarlamaanka
Qoraal shalay ksoo baxay xafiiska Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Avv. Caydiid C/llaahi Ilko-xanaf ayaa lagu amray in si degdeg ah lagu…
Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta kulan ku yeelanaya xaruntiisa Muqdisho kadib markii ay fasaxii ciidul fitriga ka soo laabteen, waxaana la…
Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa ku biiray mas’uuliyadda difaacaya in dacwadii xuduudka Badda ee Kenya…
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Guddiyada madaxa banaan ee Doorashooyinka iyo kan Xuduudaha, iyadoo cod qarsoodi ah loo qaaday xubnaha…
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ka leh ansixinta Guddiyada Qaranka ee xukuumadda Soomaaliya ay soo magacawday, iyadoo uu su’aalo laga…
Hanti dhowrka guud ee Qaranka Dr. Nuur Faarax ayaa sheegay in xisaab xirka Miisaaniyadda 2014 aan loo marin sidii sharciga…
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta su’aalo adag weydiiyay wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya Maxamed Aadan Fargeti, kadib markii Baarlamaanku ugu yeeray inuu…
Xildhibaan Cabdalla Boos Axmed, ahaana Wasiirkii hore ee Wasaarada Gaashaandhiga Soomaaliya dowladii KMG ahayd ayaa fadeexad weyn ka dhex qarxiyay…
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhoweyd u codeeyay mooshinkiii muranku ka taagnaa ee ku saabsanaa dhismaha baarlamaanka Maamula Jubba oo muddo…
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa mooshino iyo u yeeris xukuumad ka keenay laba arrimood oo muddooyinkii ugu danbeebay kasoo…
Guddoomiye Ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Jeylaani Nuur Iikar ayaa sharaf dhac ku tilmaamay baaqashada cod u qaadista…
Waxaa weli la isku mari la’ yahay mooshinka laga keenay maamulka Jubba ee ku saabsan dhismaha Baarlamaanka KMG ah ee…
Fadhigii maanta ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee la filayay in cod loo qaado Mooshinka Golaha Wakiilada Jubba ayaa mar kale baaqday…
Xildhibaanada Soomaaliya ayaa maanta fadhi ku yeelanaya xarunta Baarlamaanka magaalada Muqdisho, waxayna sheegeen in cod loo qaadayo Mooshinka laga keenay…
Muqdisho, 24, May, 2015…..Shir ay xalay isugu yimaadeen Hay’adaha Amniga ayaa looga hadlay dhacdadii uu ku geeriyooday Allaha ha u…
Hogaamiyaha Maamulka ku meel gaar ka ah ee Jubba Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo khudbadii ugu kululeyd oo ku saabsan…
Kulankii baarlamaanka ee maanta lagu waday in cod loogu qaado mooshinka laga keenay Baarlamaanka KMG ah ee loo dhisay Jubba…
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la filayaa inuu maanta cod u qaado mooshinka baarlamaanka Jubba kadib markii uu baaqday Arbacadii hore, waxaana…
Dowladda Goboleedka Puntland ayaa sharci darro ku tilmaantay Mooshinka ka Dhanka ah Baarlamaanka KMG ah ee Maaulka Jubba, kadib war…
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta dib u dhigay cod loo qaadi lahaa mooshinka Jubooyinka oo doodiisu ka socotay fadhiga Baarlamaanka kadib…
