Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Wasaaradda Amniga oo faahfaahisay weerarkii uu ku dhintay xildhibaan Yuusuf Dirir (Sidee wax u dhaceen?)

    Wasaaradda Amniga oo faahfaahisay weerarkii uu ku dhintay xildhibaan Yuusuf Dirir (Sidee wax u dhaceen?)

    May 24, 2015Updated:May 24, 20152 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Muqdisho, 24, May, 2015…..Shir ay xalay isugu yimaadeen Hay’adaha Amniga ayaa looga hadlay dhacdadii uu ku geeriyooday Allaha ha u naxariistee xildhibaan Yuusuf Dirir Cabdi iyo darawalkiisa kuna dhaawacmeen askari boolis ah iyo lix ka tirsam ciidanka milateriga.

    Wasaarada Amnigu waxay ugu horayn halkaan tacsi uga diraysaa ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Xildhibaan Yusuf Cabdi Dirir, waxaana ilaahay uga baryaynaa inuu Janatul Fardowsa ka waraabiyo, samir iyo imaana ka siiyo qoyskii, qaraabadii, Xildhibaanada Baarlamaanka, iyo dhamaan shcabka Soomaaliyeed.

    Maxamed-Yuusuf

    “Dhacdadaan xanuunka badan waxay u dhacday sida tan; gaari ay wateen Xildhibaanda oo marayey wadada Maka-Al-mukarama ayaa waxaa ka daba yimid gaari ciidan saaran yihiin, wuxuuna u yeeriyey hoon, madaama ay shaki abuuri karto gaari si xoog ah u socda, gaariga Xildhibaanadu waxay u diideen inuu baaso gaariga ciidanka, kadiba gaarigii ciidanka wuxuu qabsaday seedkii kale, wuxuuna isla markiiba horey uga yimid gaarigii xildhibaanada, rasaas ayuuna ku furay gaarigii xildhibaanada, ilaaladii waardiyeeynaysay xildhibaanada, ciidankii waardiyaha ka ahaa Laanta Socdaalka, iyo ciidamo ka tirsan nabadsugida oo goobta ka dhawaa ayaa rasaas ku soo riday gaarigii ciidanku wateen, waxaana gaarigii ciidanka milaterigu wateen goobta ka baacsaday ciidankii nabad sugida, waxayna ka dhaawaceen lix askari” ayuu yiri Afhayeenka Aminga oo dhanka kale xusay in dhacdadaas uu ku naf waayey xildhibanka iyo darawalkiisa, waxaan dhawac ka soo gaaray mid ka mid ah ilaaladii Xildhibaanka oo ka tirsanaa ciidanka Booliska iyo lix ka tirsan ciidanka milateriga.

    Afhayeenka ayaa sidoo kale sheegay in dhacdadaan aysan ahayn mid lagu bartilmaameedsanayey xildhbaanada, balse gaariga ciidanku wateen wuxuu ku socday si masuuliyad daro ah. ” waxaana meesha ka dhashay kala shaki sababay in lays rasaaseeyo, mana jiraan gacmo kale oo ku lug lahaa qaabka wax u dhaceen” ayuu mar kale yiri Afhayeenka Amniga.

    Dowladu waxay u saartay gudi ka kooban todobo xubnood, gudigaas waxaa la amray in ay muddo kooban ku soo gabagabeeyaan baaritaankooda, si loola tiigsado sharciga cid walaba oo ku lug lahaata falkaas.
    —DHAMAAD—
    Maxamed Yuusuf Cismaan
    Afhayeenka Wasaaradda Amniga

    [ad name=”HTML-1″]

    [ad name=”HTML-6″]

    Weerarka xildhibaanada Xildibaan Yuusuf Dirir
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAxmed Madoobe: “Jubbaland ma Barlamanka Federalka ayaa dhisay, ma iyagaa dhulka u xoreeyay?” VIDEO
    Next Article Yaa ka danbeeyay weerarkii lagu dilay xildhibaan Yuusuf Dirir?

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo