Thursday, May 15, 2025

Axmed Madoobe: “Jubbaland ma Barlamanka Federalka ayaa dhisay, ma iyagaa dhulka u xoreeyay?” VIDEO

Hogaamiyaha Maamulka ku meel gaar ka ah ee Jubba Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo khudbadii ugu kululeyd oo ku saabsan mooshinka Baarlamaanka Soomaaliya maamulkiisa ka jeediyay magaalada Kismaayo isagoo si caddaan ah oo aanu waxba la harin uga halday mowqifkiisa ku aadan dowladda Soomaaliya, Baarlamaanka Federaalka, Guddoomiye Jawaari, Shariif Xasan, iyo beesha caalamka madaxweyne oo mid waliba fekerka uu ka qabo uu soo jeediyay.

video-madobe

 

Ad

Baarlamaanka Soomaaliya ayuu ku tilmaamay mid qeylo iyo mooshin quute ah, wuxuuna ka digay in Baarlamaankaasi uusan ahayn kii Soomaaliya ka bixi lahaa xaaladda, wuxuuna beesha caalamka u soo jeediyay in la bedelo baarlamaanka Soomaaliya.

Wuxuu Axmed Madoobe ka digay  haddii  mooshinkaasi socdo inay xiriirka u jari doonan Dowladda Fadaraalka hadii baarlamaanku uu meel mariyo Mowshinka laga keenay Xildhibaanada Jubbaland.

 

- Advertisement -

[blockquote style=”4″]Waxay kala garan la’ yihiin Jubbaland ma Baarlamaanka Federaalka ayaa dhisay?, ma iyagaa dhulka u xoreeyay? ma iyagaa shirarka u qabtay?, iyagu dastuur ayay ku dhisan yihiin, Jubaland Dastuur ayay ku dhisan tahay…..” [/blockquote]

 

[blockquote style=”3″]”Guddoomiyaha Baarlamaanka ma guddoomiye qoys metelaa mise waa guddoomiyihii Baarlamaanka Soomaaliya… haddii uu qoys metelo yaanu na lug goyn ee qoyskiisa ha ku ekaado, haddii uu Soomaali metelo ha ilaaliyo dastuurka”[blockquote style=”3″]

 

- Advertisement -

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA SHIRKII JARAA’ID EE AXMED MADOOBE EE Tv-ga SOMALI CHANNEL

[ot-video type=”youtube” url=”https://www.youtube.com/watch?v=l3EOMMwOlW4″]

[ad name=”HTML-1″]

 

[ad name=”HTML-6″]

 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON