Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, May 23
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Front
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»XOG: Sidee Guddoomiyaha Baarlamaanka u fashiliyaa fadhiyada Baarlamaanka ee Mooshinka Jubba?
    Baarlamaanka

    XOG: Sidee Guddoomiyaha Baarlamaanka u fashiliyaa fadhiyada Baarlamaanka ee Mooshinka Jubba?

    WebmasterBy WebmasterJune 1, 2015No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    GUDDOOMIYAHA BAARLAMAANKA PROF. MAXAMED SHEEKH CUSMAAN
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa weli la isku mari la’ yahay mooshinka laga keenay maamulka Jubba ee ku saabsan dhismaha Baarlamaanka KMG ah ee Jubba, kadib markii maanta markii labaad uu mooshinkaasi loo qaadi waayay codkii loo balansanaa iyadoo la waayay kooram uu shirku ku ansixi karo, waxaana shirka fadhiyay 80 xildhibaan oo qura markii la tiriyay tirada xarunta fadhiday.

    GUDDOOMIYAHA BAARLAMAANKA PROF. MAXAMED SHEEKH CUSMAAN
    GUDDOOMIYAHA BAARLAMAANKA PROF. MAXAMED SHEEKH CUSMAAN

    Mooshinkan oo muran weyn ka dhex dhaliyay maamulka KMG ah ee Jubba iyo dowladda Federaalka ayay soo dhex gashay xukuumadda Soomaaliya oo baarlamaanka ka codsatay in la siiyo waqti laba toddobaad ah si ay arrinta xal ugu raadiyaan, laakiin xildhibaanada ayaa diiday codsigaasi.

    Guddoomiyaha Baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) oo markii hore taageersanaa mooshinka ayaa hadda u muuqda inuu dadaal weyn ugu jiro inaan cod loo qaadin mooshinkaasi, wuxuuna dhigay qorshe lagu dhimayo tirada xildhibaanada jooga Muqdisho si aysan suuragal u noqon in la helo kooramka xildhibaano buuxin kara.

    In ku dhow 40 xildhibaan ayuu guddoomiye Jawaari u diray seminaaro ka dhacaya dalalka Kenya iyo Uganda, waxaana weli socda bixitaanka xildhibaanno kale oo dibadda aadaya iyadoo qaar kale oo xildhibaanada ka mida ay Degmada Cadaado u joogaan arrimaha shirka maamul u sameynta gobolada dhexe.

    Arrimahan oo dhan waxay keeneen inay yaraadaan tirada xildhibaannada ku sugan Muqdisho, sidoo kale wasiirada xildhibaanada ah ayaa iyaguna lagu wargeliyay inaysan tegin shirarka Baarlamaanka, iyadoo madaxweynaha, ra’iisal wasaaraha iyo guddoonka Baarlamaanka ay ka mideysan yihiin in mooshinka la joojiyo ama ugu yaraan dib loo dhigo.

     

    Lama oga ilaa inta cod u qaadista mooshinka Jubba u sii hakan doono cod u qaadista u harsan, waxaana jirta inaysan jirin qaab sharci ah oo looga noqdo oon ka ahayn in cod loo qaado haddii aysan ka noqon xildhibaanadii keenay oo u muuqda inaan lagu qancin karin wax aan ahayn codeyn.

    Goobjooge.com

    [ad name=”HTML-1″]

    [ad name=”HTML-6″]

    Baarlamaanka Soomaaliya mooshinka Jubba Prof. jawaari
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Webmaster
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Goobjooge.com: An Online News portal, tracks all news round the clock which will cover Politics, entertainment, sports and world news. Waxaad nagala soo xiriir kartaa: info@goobjooge.com

    Related Posts

    Wasiir Roobow: “Muqdisho ma aha Kaabul iyo Dimishiq, Axmed Diiriye-na ama Axmed ASharaca Syria”

    March 9, 2025

    Wasiirkii Arrimaha Dibadda Jabuuti Maxamud Cali Yuusuf oo loo Doortay Guddoomiyaha Midowga Afrika

    February 15, 2025

    Madaxweynaha Turkiga oo ka hor yimid barakicinta Dadka Gaza, Donald Trump ku tilmaamay nin iska hadlay

    February 10, 2025

    Comments are closed.

    © 2025 Wadani.com .
    • Home-1
    • About Goobjooge
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo