Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Subscribe
    • Front
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Cod u qaadistii Mooshinka Jubba oo dib u dhacay & Wasiir Odowaa oo baaqday
    Baarlamaanka

    Cod u qaadistii Mooshinka Jubba oo dib u dhacay & Wasiir Odowaa oo baaqday

    WebmasterBy WebmasterMay 20, 2015Updated:May 20, 2015No Comments1 Min Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta dib u dhigay cod loo qaadi lahaa mooshinka Jubooyinka oo doodiisu ka socotay fadhiga Baarlamaanka kadib markii uu buuxsami waayay kooramkii xildhibaanada oo qaar badan ay ka tageen xarunta Baarlamaanka sabab aan la ogeyn.

    Baarlamaanka-Soomaaliya-

    Sidoo kale Wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka C/raxmaan Odowaa oo la filayay inuu maanta hortago baarlamaanka si su’aalo looga weydiiyo arrimaha maamulka Jubba iyo Baarlamaanka KMG ah ee loo dhisay maamulkaasi oo muran ka tagan yahay ayaa ka baaqsaday inuu Baarlamaanka tago, wuxuuna Baarlamaanka u soo diray codsi ay in dib loogu dhigo arrintaasi howlo shaqo oo ku furan dartood.

    Guddoonka Baarlamaanka ayaa isku dayay inuu intaas kadib cod u qaado mooshinka, laakiin waxaa la waayay kooramkii, waxaana guddoonka Baarlamaanka uu dib u dhigay cod u qaadista mooshinka Baaralmaanka KMG ah ee Jubba maalinta Sabtida ah ee toddobaadka danbe.

    Goobjooge.com

    [ad name=”HTML-1″]

    [ad name=”HTML-6″]

     

    Baarlamaanka Baarlamaanka Jubba
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Webmaster
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Goobjooge.com: An Online News portal, tracks all news round the clock which will cover Politics, entertainment, sports and world news.Waxaad nagala soo xiriir kartaa: info@goobjooge.com

    Related Posts

    Sheegow Cali Axmed oo isagoo Maxbuus ah ku geeriyooday magaalada Muqdisho

    April 7, 2025

    Wasiir Roobow: “Muqdisho ma aha Kaabul iyo Dimishiq, Axmed Diiriye-na ama Axmed ASharaca Syria”

    March 9, 2025

    Wasiirkii Arrimaha Dibadda Jabuuti Maxamud Cali Yuusuf oo loo Doortay Guddoomiyaha Midowga Afrika

    February 15, 2025

    Comments are closed.

    © 2025 Wadani.com .
    • Home-1
    • About Goobjooge
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo