Laba xildhibaan oo ka mid ahaa Baarlamaanka maamulka Jubbaland ayaa laga saaray Baarlamaankaasi, kadib kulan degdeg ahaa oo Baarlamaankaasi ku…
Browsing: Baarlamaanka Jubba
Baarlamaanka maamulka Jubba ayaa shir degdeg oo loogu yeeray maanta ku leh magaalada Kismaayo, kadib markii Madaxweyne Axmed Madoobe ka…
Baarlamaanka maamulka Jubba oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Kismaayo ayaa fuliyay codsi uu u gudbiyay madaxweynaha Jubba Axmed Madoobe…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa aqoonsaday Baarlamaanka Jubba oo hore Baarlamaanka Soomaaliya sharci darro uga dhigay, kadib…
Madaxweynaha la doortay ee Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaan (Madoobe) oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta Madaxtooyada magaalada Kismaayo ayaa shaaciyay…
Waxaa soo baxaya heshiis hoose oo dhex maray madaxweynaha Jubba Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) iyo madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya…
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Jubba Sheikh Cabdi Maxamed C/raxmaan ayaa sheegay in Axmed Madoobe uu xilka ku soo laaban karo, kana…
Wararka laga helayo Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Baarlamaanka KMG ah ee Jubba ay diideen codsi uga yimid hogaamiyaha Jubba Axmed Madoobe…
Kooxda Beesha Caalamka ee saameynta ku leh arrimaha Soomaaliya ayaa bayaan ay kasoo saareen muranka ka taagan dhismaha Baarlamaanka KMG…
Hogaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa soo dhoweeyay go’aanka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ka qaatay Golaha…
Xildhibaanada Soomaaliya ayaa maanta fadhi ku yeelanaya xarunta Baarlamaanka magaalada Muqdisho, waxayna sheegeen in cod loo qaadayo Mooshinka laga keenay…
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta dib u dhigay cod loo qaadi lahaa mooshinka Jubooyinka oo doodiisu ka socotay fadhiga Baarlamaanka kadib…
Hogaamiyaha maamulka KMG ah ee K/Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa la xaqiijiyay inuu gadaal ka riixayo mooshinka laga…
Wasiirada arrimaha dibadda dalalka Itoobiya Tedros Adhanom iyo Kenya Amina Mohamed ayaa maanta ka degay magaalada Kismaayo halkaasoo ay uga qeybgalayaan…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta tegaya magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubba, halkaasoo la filayo in…
Maamulada Jubba iyo Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa khilaaf culus ka dhex qarxay kadib markii maamulka K/Galbeed uu si rasmi…
Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka kumeel-gaarka ah ee maamulka Jubba ayaa maanta yeeshay kulan ay ku dooranayeen Guddoonka Baarlamaan goboleedkaasi oo muran badan…
Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale taageero cad siiyay lana saftay hogaamiyaha Maamulka Jubba Axmed Maxamed…
