Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, May 23
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Front
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Madaxweyne Xasan Sheekh oo mar kale la saftay hogaamiyaha Jubba Axmed Madoobe
    Somali

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo mar kale la saftay hogaamiyaha Jubba Axmed Madoobe

    WebmasterBy WebmasterApril 27, 2015No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale taageero cad siiyay lana saftay hogaamiyaha Maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) kadib markii uu  soo dhoweeyay dhismaha Baarlamaanka muranka badan ka taagan yahay ee Jubba oo dhowaan magaalada Kismaayo lagu sameeyay.

    Warsaxaafadeed ka soo baxay ayuu madaxweyne Xasan Sheek ku sheegay in dhismaha Baarlamaankan uu yahay tallaabo qeyb ka ah hirgelinta nidaamka federaalka. wuxuuna sheegay inuu soo dhoweynayo  dhismaha baarlamanka maamulka Jubba, “Waxay tani ka tarjumeysaa inay nooga wada go’an tahay dhameystirka nidaamka federaalka ee dalkeena”ayaa lagu  yiri  warsaxaafadeedka Madaxweynaha.

    xasan-ahmed

    [ad name=”HTML-1″]

    Wuxuu madaxweynaha sidoo kale sheegay in hanaan walba oo la dhaqan gelinayo ay la soo gudboonaato caqabado iyo cabashooyin ay dadku muujiyaan, balse muhiimaddu ay tahay in la helo nidaam, kadibna la xaliyo murannada iyo cabashooyinka jira.

    Madaxweynaha dowladda Federaalka ee Soomaaliya wuxuu sheegay in dowladdu waxay diyaar u tahay inay Maamulka Jubba kala shaqeyso sidii loo xalin lahaa cabashooyinka ka dhashay hanaanka xulista baarlamanka ee maamulka.

    Beelo fara badan ayaa ka biyo diidan sida loo qeybiyay baarlamaanka Jubba iyagoo eedeyn u jeediyay faragelinta Itoobiya iyo maamulka Axmed Madoobe waxaana xafiisyada dowladda la gaarsiiyay baaqyo iyo cabashooyin waaweyn oo lagu qeexayo cadaalad darrada ka dhacday Kismaayo. Dowladda Federaalka ayaa u muuqata inaysan door ku lahayn dhismaha maamulka Jubba oo kaalinteedii ay u siisay Axmed Madoobe iyo IGAD oo ay hormuud u yihiin Danjire Afey iyo Jen. Gabre taasoo quus ku rideysa beelihii Soomaaliyeed ee dowladda ka sugaayay inay arrinta soo dhex gasho.

    Goobjooge.com

    [ad name=”HTML”]

    [ad name=”HTML-6″]

     

    Axmed Madoobe Baarlamaanka Jubba Xasan Sheekh
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Webmaster
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Goobjooge.com: An Online News portal, tracks all news round the clock which will cover Politics, entertainment, sports and world news. Waxaad nagala soo xiriir kartaa: info@goobjooge.com

    Related Posts

    Wasiir Roobow: “Muqdisho ma aha Kaabul iyo Dimishiq, Axmed Diiriye-na ama Axmed ASharaca Syria”

    March 9, 2025

    Wasiirkii Arrimaha Dibadda Jabuuti Maxamud Cali Yuusuf oo loo Doortay Guddoomiyaha Midowga Afrika

    February 15, 2025

    Madaxweynaha Turkiga oo ka hor yimid barakicinta Dadka Gaza, Donald Trump ku tilmaamay nin iska hadlay

    February 10, 2025

    Comments are closed.

    © 2025 Wadani.com .
    • Home-1
    • About Goobjooge
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo