Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, July 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Maamulka K/Galbeed oo qaadacay Baarlamaanka cusub ee Jubba (Khilaaf cusub)

    Maamulka K/Galbeed oo qaadacay Baarlamaanka cusub ee Jubba (Khilaaf cusub)

    May 6, 20152 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Maamulada Jubba iyo Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa khilaaf culus ka dhex qarxay kadib markii maamulka K/Galbeed uu si rasmi ah maanta ugu dhawaaqay inuu ka horjeedo qaabka loo dhisay Baarlamaanka Jubba, kuna tilmaamay mid sharci darro ah oo lagu xadgudbay dadka degaanka Jubbooyinka.

    Wasiirka warfaafinta maamulka K/Galbeed Cabdi Xasan  Maxamed ayaa shir jaraa’id oo uu Baydhaba ku qabtay ku faahfaahiyay mowqifka maamulka K/galbeed ee ku aadan baarlamaanka Jubba loo sameeyay dhowaan, wuxuuna caddeeyay in Baarlamanka cusub yahay mid beel kaliya ay isku koobtay oo umadda degan Jubbooyinka xaqoodii la duudsiiyay.

    Axmed-Madoobe-iyo-Shariif-Xasan

    [ad name=”HTML-1″]

    Wuxuu intaasi ku daray in Baarlamaanka Jubba lagu xulay qaab sharci darro ah oo degmooyin aan jirin dad laga soo xulay, isagoo si cad u sheegay inuu ka soo horjeedo heshiiskii ay Kismaayo ku saxiixdeen labada hogaamiye Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Axmed Madoobe, kaasoo lagu gaaray in beelaha Soomaaliyeed ee Jubooyinka si cadaalad ah wax loogu qeybiyo.

    Waxaa sii kordhaya sida weyn ee looga horjeedo baarlamaanka dhowaan loo sameeyay Jubba oo cilado badan lagu sheegay, waxaana hadda Baarlamaanka Soomaaliya ka yaala mooshin looga hadlayo arrintaasi kadib markii ay 43 xildhibaan geeyeen mooshinkaasi kuna eedeeyaan hogaanka Axmed Madoobe inuu sharci darro ku hayo Jubbooyinka.

    Waa markii ugu horeysay ee laba maamul goboleed oo ka mida kuwa la amaamudayo dalka si cad isku qaadacaan, iyadoo ay hore u jirtay khilaafaad ku saabsan xuduudyada maamulada, waxaana muuqata in federaaleynta Soomaaliya dhibaato badan lagala kulmi doono.

    Wadani.com

     

    [ad name=”HTML”]

     

    [ad name=”HTML-6″]

    Baarlamaanka Jubba Jubba K/Galbeed
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleKenya oo diiday martigelinta ciyaarta labaad ee Somalia iyo Rwanda (Halkee loo wareejiyay?)
    Next Article XOG CULUS: Kacdoon ka dhex jira Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo