Browsing: Baarlamaanka
Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mida xildhibaanada Baarlamaanka ayaa sheegay in nidaamka federaalka ee lagu heshiiyay laga duway qaabkii…
Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa bilaabay ka doodista mooshinka laga keenay Maamulka Jubba kadib markii 43 xildhibaan oo ka mida…
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa bilaabay inuu soo saaro ammaro ku socda hay’adaha dowladda federaalka sida…
Saddex xildhibaan cusub ayaa maanta lagu dhaariyay xarunta Baarlamaanka Soomaaliya kadib markii ay bedeleen xidhibaanno geeriyooday kuwo xilal loo magacaabay.…
Taliyaha cusub ee ciidamada Asluubta Soomaaliyeed Jen. Bashiir Maxamed Jaamac (Goobe) ayaa ku dhaqaaqay markii labaad tallaabo uu xilkii xildhibaanimo…
Guddiga Baarlamaanka u qaabilsan Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ayaa su’aalo weydiiyay Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa kadib…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa la filaya inuu maalinta beri ah hortago Baarlamaanka Soomaaliya oo fadhi ka…
Dagaal dastuuri ah, salkana ku haya qaabka federaaleynta dalka ayaa ka dhex qarxay guddoonka Baarlamaanka iyo mid ka mida guddoomiyeyaasha…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kala diray Golihii Adeegga Garsoorka kadib wareegto uu soo saaray madaxweynaha 11-kii…
Ku xigeenka xeer-ilaaliyaha Qaranka Dr Axmed Cali Abuukar ayaa shaaca ka qaaday in 11 qof oo isugu jira saraakiil iyo…
Go’aanada ka soo baxay xildhibaanada Beesha Hawiye ka akhriso hoos: Wadani.com Muqdisho [ad name=”HTML”]
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta la soo gabagabeeyay kalfadhigiisii shanaad, iyadoo an la ansixiyay hindise sharciyeedkii Guddiga Doorashooyinka, lana soo…
Shirkii Baarlamaanka ayaa buuq ka bilowday kadib markii xildhibaanada diidan in xukuumada la ansixiyo ay soo jeediyeen in la hakiyo…
Cabdiweli Maxamed Ibraahim Xaabsade ayaa maanta loo dhaariyay xilka xildhibaannimo ee uu aabihii ka geeriyooday dhowaan kadib markii odayaasha jufada…
Kutlada Xildhibaabada la baxay “Badbaado Qaran” oo ahaa isbaheysigii ugu horeeyay ee xildhibaanada Baarlamanka oo sameysmay kadib khilaafkii siyaasadeed ee…
Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya ayaa waqti dheeraad ah ka codsaday Guddoonka Baarlamaanka si uu usoo dhameystiro xukuumadiisa oo hadda ay…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in shirkii baarlamaanka u socday lagu go’aamiyay in maalinta Sabtida ah ee 31-ka Bisha…
Hanti dhowrka guud ee Qaranka Dr. Nuur Faarax Jimcaale ayaa faahfaahinka bixiyay howlihii u qabsoomay xafiiskiisa sanadkii 2014 iyo arrimo…
Labada isbaheysi e kutlooyinka Baarlamaanka oo kala ah Badbaado Qaran iyo Toosinta Talada Qaranka ayaa markii ugu horeysay soo wada…
Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir ayaa fadeexad culus dhex fadhiya kadib markii Somaliland iyo Puntland ay beeniyeen…
