Browsing: Baarlamaanka
Markabkii Kalluunka siday ee muranku fadeexada dhaliyay ka taagnaa kadib markii Xeer ilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Daahir oo kaashanaya Maxkamada…
Markabkii Kaluumeysi ee laga lahaa dalka Yeman dhowaana laga sii daayay Dekadda Muqdisho kadib markii la sheegay in sharci darro…
Hanti dhowrka guud ee Qaranka Dr. Nuur Jimcaale Faarax ayaa maanta shaaca ka qaaday in la sii daayay Markab lagu…
Xildhibaanada ku midoobay Golaha “Badbaadada Qaranka” ayaa soo dhoweeyay go’aankii Ra’iisal wasare Cumar C/rashiid dib ugala noqday golihii wasiirada ee…
Dowladda Soomaaliya ayaa 15-kii Bishan shaaca ka qaaday inay qabatay Markab si sharci darro ah uga kaluumeystay Xeebaha Soomaaliya, siiba…
Isbaheysiga Madasha Midnimada iyo Dimoqraadiyadda ayaa warsaxaafadeed ay soo saareen galabta kusoo dhoweeyay go’aankii uu Ra’iisal wasaare dib ula laabtay…
Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid ayaa shaaca ka qaaday inuu kala dirayo xukuumadiisa muranka ka taagnaa ee la filayay in berito…
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa bilaabay dood ku saabsan in codka kalsoonida loo qaado waqtiga xukuumada al hor geynayo baarlamaanka taasoo codsi ka…
DEGDEG: Ra’iisal wasaaraha oo codsaday in dib loo dhigo waqtiga xukuumadiisa la geynayo Baarlamaanka
Ra’iisal wasaaraha dowladda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa maanta qoraal uu soo gaarsiiyay guddoonka Baarlamaanka ku codsaday in xilliga uu…
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya xilliga Baarlamaanka la hor keenayo Xukuumada Cumar C/rashiid Cali soo dhisay 11-kii bishan…
Xildhibaanada la baxay BADBAADO QARAN oo si weyn uga soo horjeeda xukuumadda cusub ee dhowaan uu soo dhisay Cumar C/rashiid…
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo siyaasiyiin ay isbaheysi leeyihiin ayaa la sheegay inay isku afgarteen qorshe qarsoodi ah…
Saddexda nin ee Guddoonka u ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay go’aan adag ula tegay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh…
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka doodaya miisaaniyada dowladda Soomaaliya ee sanadka 2015, iyadoo dood kulul ay ka keeneen qaar ka mida xildhibaannada…
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa inuu maalinta Beri ah codka kalsoonida u qaado Ra’iisal wasaaraha magacaaban ee xukuumadda Soomaaliya Cumar…
Agaasimaha Hay’adda Nabad sugidda C/raxmaan Maxamed Tuuryare oo maanta hortegay kulanka Baarlamaanka ayaa warbixin ku saabsan xaaladda ammaanka u jeediyay…
Faarax Sheekh C/qaadir oo ah saaxiibka ugu weyn ee madaxweyne Xasan Sheekh, soona qabtay xilalka wasiirada Garsoorka iyo Dastuurka ayaa…
Magacaabidda jagada Ra’iisal wasaaraha iyo dadaalka loogu jiro xilalka wasiirada, wasiir ku xigeenada iyo wasiiru dowleyaasha waxaa barbar socda dadaallo…
Kulanka Baarlamaanka ee maanta ayaa waxaa hor yimid Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir iyo Hanti dhowrka Guud…
Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir oo maanta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya hortegay kadib markii lagu soo eedeeyay inuu…
