Browsing: Baarlamaanka
Waxaa waaberigii saaka laga war helay in gurigiisa xalay saqdii dhexe lagala baxay mid ka mida agaasimayaasha wasaaradaha xukuumada Soomaaliya,…
Kulan waqti dheer qaatay oo xalay xarunta madaxtooyada ku dhex maray xildhibaanadii taageeray Ra’iisal wasaaraha iyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud…
Kulan xasaasi ah ayaa caawa xarunta madaxtooyada Soomaaliya uga socda madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo guddi ka…
Isbaheysi loogu magac daray Golaha Badbaadada Qaranka ayaa maanta looga dhawaaqay magaalada Muqdisho. Isbaheysigan waxaa ku bahoobay xildhibaanno gaaraya 100 oo…
Qaar ka mida Golaha wasiirada ee sii haya xilka ayaa la sheegay inay ku socdaan baaritaano ka horeeyay xiisadii siyaasadeed…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud oo ku howlan sidii uu u soo magacaabi lahaa Ra’iisal wasaarihii saddexaad…
Xeer ilaaliyaha Qaranka Md. Axmed Cali Daahir ayaa soo saaray wareegto culus oo uu ku amray in xubnaha golaha wasiirada…
Waxaa goor dhoweyd la soo gabagabeeyay codeyntii mooshinka laga keenay Ra’iisal wasaare C/weli Sheekh Maxamed oo muddo bil ka badan…
Waxaa si xowli ah uga socda magaalada Muqdisho olole xoogan oo dhinacyada isaga horjeeda mooshinka la filayo in maanta laga yeesho doodii…
Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa dood ka yeeshay maanta mooshinka cusub ee laga keenay Ra’iisal wasaare C/weli Sheekh Axmed, iyadoo doodo la…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in xildhibaan Mayow Mustaf ay dabley hubeysan dhaawac ugu geysteen Degmada X/weyne ee magaalada…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed oo mooshin ka yaallo Baarlamaanka lana filayo in dooda mooshinka ay berito bilaabato…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa hortegaya Baarlamanka si uu isaga difaaco mooshinka laga keenay, isla markaana mowqifkiisa uga hor caddeeyo…
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta duco ku furay shirkii Baarlamaanka kadib muddo bil ka badan oo tiro ka saddex jeer…
FARRIIN QARAN: Gabay caan baxay iyo Geesi cadaalad sugaya (Dhageyso Gabaygii loo xiray Col. Cukaash)
“Farriin Qaran” waa gabay dhab-ka-hadal ah uu tiriyay sarkaal ka tirsan ciidamada xoogga dalka oo lagu magacaabo col Cismaan Cilmi Guure (Cukaash).…
Iyadoo uu marxalad cusub galay mooshinka laga keenay Ra’iisal wasaaraha ee horyaala Baarlamaanka, kadib heshiis laga gaaray mooshinka in si caadi…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheek Cusmaan ayaa si cad u sheegay inuu mooshinka looga soo horjeedo Ra’iisal wasaaraha uu…
Kulan shalay galabnimadii ilaa xalay dhex maray madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo xildhibaanada taageersan Ra’iisal wasaare C/weli Sheekh,…
[alert color=”D71B1B”]QORSHE AWOOD LAGU MEEL MARINAYO MOOSHINKA LAGA KEENAY RA’IISAL WASAARAHA[/alert] Wadani.com ayaa ka war heshay qorshe qarsoodi ah oo…
Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha Baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) 24-ka November saacado yar kadib markii uu qabsoomiu waayay…
