Browsing: Baarlamaanka
Guddoonka Baarlamaanka Soomaliya ayaa qarka u saaran inuu laba u kala jabo, kadib markii uu saameyn ku yeeshay khilaafka siyaasadeed…
Waxaa xarunta baarlamaanka hadda ka bilowday buuqii iyo sawaxantii ay wadaan xildhibaanada ka horjeeda mooshinka laga keenay Ra’iisal wasaaraha oo…
Saaka sidii lagu balansanaa xildhibaananda baarlamaanka ayaa ku ururay xarunta Barlamaanka si loo qabto shirkii uu iclaamiyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Prof…
Waxaa saaka mar kale socda kulan la isku dayayo inuu Baarlamaanku ku yeesho xaruntiisa magaalada Muqdisho, kadib markii uu sidaas…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Osman (Jawaari) ayaa dhex fadhiya fadeexadii ugu weyneyd tan iyo markii uu qabtay xilka…
Xildhibaano hor leh ayaa ka baxaya liiska tageerayasha madaxweynaha ee saxiixay mooshinka laga keenay Ra’iisal wasaare C/weli Sheekh Axmed, waxayna…
Kulanka uu ku baaqay guddoomiyaha Baarlamaanka inuu furmayo maalinta beri ee Isniinta ah ayaa la isu diyaarinayaa iyadoo xiisada labada…
Xildhibaannada taageersan Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed ayaa shir ay ku yeesheen Muqdisho kasoo saaray digniin culus oo…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa heshiis qarsoodi ah oo ku gaaray garoonka diyaaradaha magaalada…
Maxkamadda sare ee dalka ayaa laga sugayaa inay dhowaan shaaciso sharcinimada mooshinka laga keenay Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya iyo sharcinimada…
Khilaaf iyo kala shaki muddo dheer soo jiitamayay oo u dhaxeeyay Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Baarlamanka ayaa isu bedelay mid rasmi…
Saddexda mas’uul ee guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa heshiis qarsoodi ah wada gaaray kadib markii laba kulan oo Baarlamaanku lahaa ay…
Xildhibaannada baarlamaanka ee ka soo horjeeda Madaxweyne Xasan Sheekh iyo mooshinka laga keenay Ra’iisal wasaare C/weli Sheekh Axmed ayaa ku…
Shirkii lagu balansanaa inuu maanta ka furmo xarunta Baarlamaanka Muqdisho ayaa la filayaai nuu wax yar kadib furmo iyadoo xildhibaannadu…
Guddoomka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa isku dayay inuu goor dhoweyd furo shirkii maantal oo balansanaa ee la filayay in lagu qeybiyo mooshinka looga…
Waxaa muuqata in si ula kac ah guddoonka Baarlamaanka u daahiyay furista shirkii lagu balansanaa ee Barlamaanka oo la filayay…
Shirkii Baarlamaanka ee Talaadadii ku soo dhamaaday buuqa iyo fowdada kadib markii la hor istaagay mooshin laga keenay Ra’iisal wasaaraha…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sh. Cusmaan (Jawaari) ayaa ku heshiiyay qorshe dib loogu…
Shirkii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kusoo dhammaaday fashil iyo buuq kadib markii guddoonka Baarlamaanka ku guuldarreysay inuu muddo laba…
DEGDEG: WARARKA AY HELEYSO GOOBJOOGE.COM OO SI TOOS AH UGU XIRAN SHIRKA BAARLAMAANKA UGA SOCDA MAGAALADA MUQDISHO AYAA SHEEGAYA IN…
