Xildhibaannada taageersan Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed ayaa shir ay ku yeesheen Muqdisho kasoo saaray digniin culus oo ku saabsan khilaafka ka dhaxeeya madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha, waxayna qoraal oo saareen ku xuseen in dalka uu halis ugu jiro inuu gacanta ku galo koox ay sheegeen inay saldhig ka dhigatay madaxtooyada Soomaaliya.
Qoraalka xildhibaanadan oo la magac baxay
Golaha Ilaalinta Shuruucda iyo Haybadda Baarlamaanka
ka akhriso hoos: