Monday, May 12, 2025

DEGDEG: Qoraalo lagu diidan yahay mooshinka oo lagu soo bandhigayo shirka Barlamanka

Waxaa muuqata in si ula kac ah guddoonka Baarlamaanka u daahiyay furista shirkii lagu balansanaa ee Barlamaanka oo la filayay in lagu qeybiyo mooshinka laga keenay Ra’iisal wasaare C/weli Sheekh Maxamed.

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in xildhibaannada ka soo horjeeda mooshinka ay la soo baxeen qoraalo cabasho ah oo ay ku diidan yihiin in mooshinka la furo.

Iyadoo aanu weli furmin shirka Baarlamaanka ayaa xildhibaanada taageersan Ra’iisa wasaaraha kana soo horjeeda mooshinka waxay la soo baxeen qoraalo fara badan oo boorar ugu qoran kuwaasoo ay ka mid yihiin kuwa hoos ka muuqda:

Ad

 

Qoraalo gudaha baarlamaanka
Qoraalo gudaha baarlamaanka
Qoraalo gudaha baarlamaanka
Qoraalo gudaha baarlamaanka
Qoraalo gudaha baarlamaanka
Qoraalo gudaha baarlamaanka

WIXII SOO KORDHA HALKAN KALA SOCO INSHA ALLAAH…

[ad name=”HTML”]

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON