Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, May 24
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Front
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Xog cusub»Sidee lagu helaa xildhibaanada mooshinka ka keenay Ra’iisal wasaaraha? (Xog yaab leh)

    Sidee lagu helaa xildhibaanada mooshinka ka keenay Ra’iisal wasaaraha? (Xog yaab leh)

    November 15, 2014Updated:December 16, 20142 Mins Read Xog cusub
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    doolar Tan iyo markii uu dibadda u soo baxay khilaafka ka dhaxeeya madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisal wasaarihiisa C/weli Sheekh Axmed 25-kii Oktoobar 2014, waxaa hadba soo shaac baxayay warbixino iyo xog muhiim ah oo ku xeeran khilaafka oo markii danbe loo tarjumay mooshin laga keenay Ra’iisal wasaaraha.

    Kooxda taageersan madaxweynaha oo hore olole noocan oo kale ugu qaaday Ra’iisal wasaarihii hore Faarax Shirdoon Saacid ayaa leh khibrad ay ku kasban karaan xildhibaanno badan oo ay ku soo dari karaan dhinacooda, laakiin waxay markan adeegsanayaan qaabab cusub oo aan hore loo arag, kuwaasoo Wadani.com ay soo xaqiijisay qaar ka mida oo ah sida soo socota:

    [blockquote style=”4″]LAALUUSH:: Lacag la siinayo xildhibaanada oo qeybta koowaad ay dhan tahay $3000, qeybta labaad marka la rido xukuumaddana ay helayaan $2000. [/blockquote]

    [blockquote style=”4″] BALANQAAD JAGOOYIN:: Arrinta labaad ayaa ah balanqaad jagooyin, sida in wasiir waliba dib loo soo celinayo ama jagooyin cusub oo loo balanqaadayo kooxdii is heysata oo dhowr xildhibaan ah[/blockquote]

    [blockquote style=”4″] JAGO LA BIXIYAY:: Jagooyinka qaarkood waxaa la yaab leh in haddaba la hirgeliyay, iyadoo Beel ka mida beelaha Hawiye la siiyay jago ah “guddoomiye ku xigeenka Gobolka ee dhinaca Howlaha guud”, jagadaas oo dhowaan loo magaaabay Cabdicasiis Cilmi Diiriye” iyadoo laba xildhibaan taageeradooda lagu helay xilkaasi[/blockquote]

    [blockquote style=”4″]QABYAALAD:: waa qaab kale oo lagu soo xero geliyo xildhibaanada iyadoo loogu beer laxawsanayo in Madaxweynaha ay taageeraan oo aan loo jebin caddowga oo loola jeedo beesha uu ka soo jeedo Ra’iisal wasaaraha; inkastoo ilaa iyo hadda aan la heynin beel taageersan Ra’iisal wasaaraha[/blockquote]

    [blockquote style=”4″]CABSI-GELIN:: waa qaab cusub oo ku soo biiray taageero u raadinta mooshinka lagu ridayo Ra’iisal wasaaraha, arrintan oo ka imaaneysa mas’uuliyiin kala duwan oo xil ka haya dowlada si toos ahna loogu jeedinayo xildhibaanada taageersan Ra’iisal wasaaraha.[/blockquote]

    Waxaa kaloo xusid mudan in ololaha looga horjeedo xukuumadda Ra’iisal wasaare C/weli laga shaqaaleysiiyay dad aad u faro badan oo ay ka mid yihiin marwo madaxweyne. hoggaamiye kooxeedyo hore, Ganacsato iyo xubno kala duwan oo dhammaantood xusul duub ugu jira inay hirgeliyaan qorshaha ah kalsooni kala noqoshada xukuumadda C/weli Sheekh.

    Arrimahan oo dhan waxay dhacayaan iyadoo aan la ogeyn waxa ka danbeyn doona ololahan xitaa haddii lagu guuleysto ridista C/weli iyo xukuumadiisa.

    Wadani.com

    Muqdisho

    [ad name=”HTML”]

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMuqdisho iyo Hargeysa: Isbarbar dhig mooshinada laga keenay Cirro & C/weli
    Next Article DEGDEG: Qoraalo lagu diidan yahay mooshinka oo lagu soo bandhigayo shirka Barlamanka

    Related Posts

    Ra’iisal Wasaare Xamse Cabdi Barre oo Cadaadis lagu saarayo inuu xilka iska casilo

    October 9, 2024

    XOG laga helay Mooshinka laga keenay Wasiir Fiqi iyo Xildhibaanno lagu eedeeyay inay Itoobiya…

    September 29, 2024

    XOG: Saldhigga Dayax-Gacmeedyada Turkiga iyo Dhul Xeebeedka Dowladda Somaliya bixisay

    September 13, 2024

    Kulan la isugu keeni lahaa Madaxweyne Xasan Sheekh iyo RW Abiy Ahmed oo fashilmay

    September 7, 2024

    Xog laga helay Diyaaradihii Milateriga Dalka Masar ee ka degay Garoonka Muqdisho

    August 28, 2024

    Hay’adda Duulista Somaliya oo Akoon Lacagaha loogu shubo ka furatay Imaaraadka iyo Qeylo-dhaan..

    August 24, 2024

    WARARKII MAANTA

    Wasiir Roobow: “Muqdisho ma aha Kaabul iyo Dimishiq, Axmed Diiriye-na ama Axmed ASharaca Syria”

    March 9, 2025

    Wasiirkii Arrimaha Dibadda Jabuuti Maxamud Cali Yuusuf oo loo Doortay Guddoomiyaha Midowga Afrika

    February 15, 2025

    Madaxweynaha Turkiga oo ka hor yimid barakicinta Dadka Gaza, Donald Trump ku tilmaamay nin iska hadlay

    February 10, 2025

    Magacyada Golaha Wasiirada cusub ee Somaliland iyo Beelaha ay kasoo jeedaan

    December 14, 2024

    Guddoomiye cusub oo loo magacaabay Gobolka Banaadir iyo Taariikhdiisa oo kooban

    December 10, 2024

    Wadani Online wuxuu hiigsanayaa in la helo Warbaahin horumarsan oo la jaan qaadi karta dhigeeda goboleed iyo caalamka.
    Ujeedada dhabta ah ee ka dambeysa hirgelinta Wadani.com waa in la helo Warbaahin ku howlgaleysa habka loo yaqaan Saxaafadda dabagalka (Investigative Journalism)

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • Home-1
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo