Waxaa mar kaliya saaka oo Sabti ah 17-ka Novembar isku soo beegmay Shirar Baarlamaan oo ka kala dhacaya Muqdisho iyo Hargeysa, kuwaasoo xiisado siyaasadeed oo waaweyn ay ku xeeran yihiin, waxaana si aan kutagal ahayn ama ah isku saacad iyo maalin furmaya shirarkaasi oo wadaaga arrimo dhowr ah, sida hoos ku qoran

Natiijada arrimahan marka la isku soo xooriyo wuxuu micnaheedu yahay in siyaasiyiinta Soomaalida meel walboo ay joogaan aanay ka korin garaadka ayna la weyn tahay danahooda gaarka ah.
Goobjooge.com
London
[ad name=”HTML”]