Browsing: C/raxmaan Cirro
Wararka laga helayo magaalada Hargysa ee maamulka Somaliland ayaa sheegaya in guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani su’aalo lagu weydiiyay…
Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka Somaliland C/raxmaan Maxamed C/llaahi (Cirro) ayaa shaaciyay inuu ku dhacay cudurka Coronavirus.
Madaxweynaha Somaliland Muuse Bixii Cabdi iyo hoggaamiyeyaasha xisbiyada mucaaradka ayaa gaaray heshiis ku saabsan khilaafkii ka taagnaa Doorashooyinka Somaliland iyadoo…
Wadahadalladii u socday Madaxweynah Somaliland iyo madaxda Xisbiyada Mucaaradka ee Waddani iyo UCID ayaa lagu kala dareeray, kadib markii uu…
Kulankii labaad ee dhex maray Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo labada guddoomiye ee xisbiyada Mucaaradka Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro)…
Guddi ka kooban Madaxdii hore ee Somaliland, Odayaal iyo Ganacsato ayaa ku baxay khilaafka ka dhexa aloosan xukuumadda Somaliland ee…
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa afka furtay, isagoo dhaliil kulul u jeediyay xukuumada Somaliland ee uu hogaaminayo Muuse…
Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah WADANI ee Somaliland C/raxmaan Cirro ayaa maanta shaaciyey in xisbigiisa uu kalsoonidii kala noqday Guddiga Doorashada…
Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani C/raxmaan Maxamed C/llaahi (Cirro) ayaa qarxiyey fadeexad ku saabsan shirkad muran weyn ka taagnaa…
“Waxaan go’aansaday inaan Natiijada gacan ku samayska ah ee la dhoob dhoobay aan aqbalo. Umaan tanaasulin Muuse iyo Kulmiye toona waxaan…
Guddiga doorashooyinka jamhuuriyadda iskeed madax banaanida ugu dhawaaqday ayaa maanta la filayaa in ay ku dhawaaqaan natiijada doorashadii madaxtinimo ee…
Musharaxa Xisbiga Wadani ee Somaliland ayaa ku dhawaaqay inuu qaadacay doorahadii 13-ka bishab ka dhacay maamulka Somaliland.
Cabdiraxman Maxamed Cabdillaahi gudooomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani isla markaana ah murashaxa madaxweynaha wuxuu ku dhashay magaalada Hargeysa sanaddii…
Gobollada Maamulka Somaliland ayaa maanta looga dareeray doorashada madaxweynaha dalkaasi oo ay ku loolamayaan saddex musharax.
Koox dhalinyrro ah ayaa xalay eeraray hoyga uu magaalada Hargeysa ka degan yahay musharaxa madaxweynaha ee xisbiga mucaaradka ee Waddani…
Waxaa mar kaliya saaka oo Sabti ah 17-ka Novembar isku soo beegmay Shirar Baarlamaan oo ka kala dhacaya Muqdisho iyo…
