Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»AKHRISO: Taariikhda Musharaxa Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxamaan Cirro

    AKHRISO: Taariikhda Musharaxa Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxamaan Cirro

    November 13, 20172 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Cabdiraxman Maxamed Cabdillaahi gudooomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani isla markaana ah murashaxa madaxweynaha wuxuu ku dhashay magaalada Hargeysa sanaddii 1955.

    Markii waxbarashadiisii hoose iyo dhexe uu ku soo dhamaystay Burco , Berbera iyo Hargeysa wuxuu u wareegay dugsiga sare ee caanka ah ee magaalada sheekh oo uu dhamaystay 1977.

    Cabdiraxman Maxamed Cabdillahi mudadii u dhaxaysay 1978 ilaa 1981 wuxuu ka soo shaqeeyay hay’ad la oran jiray horumarinta danwadaagaha ee muqdisho.

    1981 ilaa 1988 wuxuu ahaa dibloomaasi xaruntii wasaaradda arimaha dibedda ee Soomaaliya , gaar ahaan waaxda iskaashiga dhaqaalaha . Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi bishii May 1988 ilaa iyo 1996 wuxuu ahaa ku-xigeenka danjiraha iyo sii hayaha safaaradii somaliya ee dalka Ruusha ee Moosko.

    Wuxuu markaa ka dib u guuray Cabdiraxmaan Cirro dalka Finlad oo uu joogay ilaa iyo 1999 oo uu ku soo labtay Somaliland. Sanadii 2000 Cabdiraxman Cirro wuxuu ka mid noqday Aasaasayaashii xisbiga mucaaradka ah ee UCID oo uu ku xigeenka xoghayaha guud ka soo noqday.

    Doorashadii baarlamaanka Somaliland ee September 2005 ayaa uu Cabdiraxmaan Cirro ka mid noqday xubnihii laga soo doortay gobolka Saaxil ee Berbera . Kadibna waxaa baarllamaanku u doorteen Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi gudoomiyaha baarlamaanka oo uu hayay 12 sano ilaa 2august2017 oo uu iska casilay.

    Sanadii 2011 Cabdiraxman Cirro wuxuu aasaasay xisbiga mucaaradka ah ee Waddani kadib markii ay isku dhaceen oo maxkamad isla galeen gudoomiyaha xisbiga UCID.

    Cabdiraxman Maxamed Cabdillahi wuxuu ku hadlaa luqadaha English , Carabi , Russian iyo Finish . Wuxuu ku haystaa shahaadada masterka ee MBA maamulka ee kulliyadii SIDAM , iyo diplom xallinta khilaafaadka ee jaamicadda hargeysa.

    Cabdiraxman Maxamed Cabdillahi gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ahna murashaxa jagada madaxweynuhu wuxuu leeyahay Xaas iyo shan caruur ah oo wiilal wada ah.

    #SomalilandVotes C/raxmaan Cirro Doorashada Somaliland Somaliland
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXOG: Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay Imaaraadka Carabta oo diidan inuu xilka Wareejiyo [Akhriso]
    Next Article SAWIRRO: Puntland oo soo bandhigay Kaarar codeynta Somaliland oo la qabtay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo