Thursday, May 15, 2025

Xildhibaanadii taageersan Ra’iisal wasaaraha oo ku qadeynaya xarunta Barlamanka

Xildhibaannada baarlamaanka ee ka soo horjeeda Madaxweyne Xasan Sheekh iyo mooshinka laga keenay Ra’iisal wasaare C/weli Sheekh Axmed ayaa ku haray xarunta Baarlamaanka oo markale maanta shirkii la filayay ku qabsoomi waayay. Xildhibaanadan ayaa heesta qaranka ee “Soomaaliyeey Toosoo” ku qarqiyay guddoonka lagana furi waayay shirkii.

Xildhibaanada ku haray xarunta Baarlamaanka ayaa sheegay inay halkaasi ku qadeyn doonaan maanta oo waqti danbe ka tegi doonaan si ay u xaqiijiyaan inaan lagu soo laaban ugana wadahadlaan qorshaha xiga ee ay uga hortegi doonaan mooshinkan haddii mar kale la isku dayo in Baarlamaanka la keeno.

Xildhibaannada ayaa ku doodaya in guddoonka Baarlamaanka ay mooshin ka keeni doonaan haddii aanu joojin mooshinka siyaasadeysan sida ay ku doodayaan.

Ad

Goobjooge.com
Muqdisho

[ad name=”HTML”]

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON