Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Sirta ku qarsoon Warsaxaafadeedkii Guddoomiyaha Baarlamaanka (Kashifaad)

    Sirta ku qarsoon Warsaxaafadeedkii Guddoomiyaha Baarlamaanka (Kashifaad)

    November 25, 2014Updated:December 16, 20142 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha Baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) 24-ka November saacado yar kadib markii uu qabsoomiu waayay kulankii saddexaad ee lagu doonayay in lagu bilaabo mooshinka muranka badan ka taagan yahay ee laga keenay Ra’iisal wasaaraha ayaa lagu sheegay 10 qodob oo guddoonku kasoo saaray xaalada cakiran ee heysata Baarlamaanka Sooomaaliya.

    Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa war saxaafadeedkiisa ku qodobeeyay sooyaalka khilaafka madaxda sare ee dowladda iyo mooshinka ay keeneen 138 xildhibaan ee kalsooni kala noqoshada, wuxuuna ku celceliyay sida ay dadaalka ugu galeen in arrintan lagu dhammeeyo waanwaan balse lagu guul darreystay muddo saddex jeer ahna la furi waayay shirarkii Baarlamaanka.

    Qodobka ugu muhiimsan qodobada 10-ka ah ee uu soo saaray guddoomiyaha baarlamaanka ayaa ah kan ugu danbeeya ee 10-aad oo labada dhinac ee iska horjeeda si isku mida marna uga careysiinaya marna ka fraxinaya, waxaadna mooda in si xirfad ah loo qoray.

    Qodobkaas sida ka muuqata sawirka hoose, wuxuu marka hore ka hadlayaa:

    [blockquote style=”4″]In mooshinka la qeybiyay kulankii saddexaad ee 24-ka bishan: Hadalkan waa midka ay u riyaaqeen kooxda mooshinka wadata ee madaxweynaha la safan, waxaana uu caddeynayaa in mooshinka ay u dhiman tahay oo kaliya dood iyo cod u qaadis. [/blockquote]

    [blockquote style=”4″]Isla qodobkaasi wuxuu sheegayaa in la furi waayay shirka oo nidaamdarro baahsan ay ka jirto Baarlamaanka sidaas darteedna guddoonka Baarlamaanka uu go’aan ku gaaray in aan la guda geli Karin mooshinka inta xal loo helayo nidaam darrada ka jirta Baarlamaanka.[/blockquote]

     

    Qodobkan wuxuu inta badan  saameyn ku yeeshay kooxda madaxweynaha taageersan ee keentay mooshinka maadaama la hakiyay in la sii wado dooda mooshinka, waxayna bilaabeen inay cambaareeyeen go’aanka Prof. Jawaari, laakiin qolada taageersan waxay durba muujiyeen taageero inkastoo ay ogyihiin in qiraalka Guddoomiyaha ee ah in la qeybiyay mooshinka ay dhabarjab ku tahay, ayna dhici karto in kulan kale oo buuq ah ku dhawaaqo guddoomiyaha in cod loo qaaday.

    Mar wuxuu ku doodi karaa Guddoomiyaha Baarlamaanka inuu hore u waday mooshinka sida uu heshiiska kula galay madaxweynaha, mar aklena wuxuu ku qancin karaa dhinaca taageersan Ra’iisal wasaaraha inuu hakiyay kulamadii mooshinka looga doodi lahaa. Tani waxay uun dib u dhigeysaa khilaafkii taagnaa ilaa muddo yar wayna caddahay inaysan dawo u noqon karin haddii aan isbedel kale imaan.

     

    Goaanka-gudddoonka Baarlamaanka

     

    Wadani.com

    Muqdisho_Somalia

     

    [ad name=”HTML”]

    Kashifaad Sirta qarsoon
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleRa’iisal wasaare C/weli: “Mooshinka laga soo abaabulay madaxtooyada wuxuu salkiisu yahay wasiir la saaxiib ah madaxweynaha oo wasaarad kale loo bedelay..!!”
    Next Article Xildhibaanno taageerayay Ra’iisal wasaaraha u wareegay kooxda Madaxweynaha (Xog cusub)

    Related Posts

    Golaha Amniga Qaranka Turkiga oo anisixyey Qorshe culus oo ku saabsan Dagaalka Alshabab ee Somaliya

    May 27, 2025

    XOG: Shir muhiim ah oo Berri u furmaya mucaaradka iyo shaki kala dhex galay xubnaha Sare

    May 27, 2025

    Xog: Cirro iyo Deni oo Nairobi uga shiraya arrin ka dhan ah dhismaha SSC-Khaatumo

    May 27, 2025

    Xildhibaannada Labada Aqal oo Ansixiyay Guddiga Doorashada Qaran iyo Buuq hareeyay

    November 27, 2024

    Ra’iisal Wasaare Xamse Cabdi Barre oo Cadaadis lagu saarayo inuu xilka iska casilo

    October 9, 2024

    XOG laga helay Mooshinka laga keenay Wasiir Fiqi iyo Xildhibaanno lagu eedeeyay inay Itoobiya…

    September 29, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo