Isbaheysiga Madasha Midnimada iyo Dimoqraadiyadda ayaa warsaxaafadeed ay soo saareen galabta kusoo dhoweeyay go’aankii uu Ra’iisal wasaare dib ula laabtay Golihii wasiirada ee uu 12-kii bishan soo dhisay, waxayna ku booriyeen inuu soo dhiso xukuumad loo dhan yahay oo dalka gaarsiin karta doorasho xor ah.
Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka Golaha oo Ingiriis ku qoran:
Goobjooge.com
Muqdisho
[ad name=”HTML”]