Golaha Baarlamaanka ayaa maanta ka shiray qoraal uu soo gaarsiiyay Ra’iisal wasaare CumarC/rashiid kaasoo lagu kala diray xukuumadii uu dhowaan soo dhisay kuna codsaday in muddo 14 maalmood ah la siiyo si uu u soo dhiso xukuumad hanan karta kalsoonida Baarlamaanka.
Cod loo qaadaya in 14 maalmood oo maanta ka bilaabaneysa la siiyo Ra’iisal wasaaraha ayaa loo codeeyay, waxayna natiijadii noqotay sida soo socota:
Tirada xildhibaanada joogtay: 202
Waxaa ogolaatay: 190
Waxaa diiday: 10
Waxaa ka aamustay: 2
Ra’iisal wasaare CCC ayaa hadda heysta laba toddobaad oo xukuumad cusub uu ku soo dhiso
Wadani.com
Muqdisho
[ad name=”HTML”]