Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»XOG CULUS: Madaxweynaha iyo taageerayaashiisa oo diyaariyay qorshe halis ku ah Guddoomiyaha Baarlamaanka

    XOG CULUS: Madaxweynaha iyo taageerayaashiisa oo diyaariyay qorshe halis ku ah Guddoomiyaha Baarlamaanka

    January 13, 20152 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo siyaasiyiin ay isbaheysi leeyihiin ayaa la sheegay inay isku afgarteen qorshe qarsoodi ah oo lagu khaarijinayo guddoomiyaha Baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari).

    Qorshan oo uu weligiisba ku taamayay Shariif Xasan oo ah madaxweynaha maamulka KMG ah ee Koonfur Galbeed ayaa markii ugu danbeysay ay u suuragashay inay madaxweynaha iyo Faarax Sheekh C/qaadir, waxayna wararku sheegayaan in qorshahaasi oo lagu heshiiyay  uu yahay mid quseeya hiigsiga cusub ee 2016-ka.jawaari-hassan11

     

    Prof. Jawaari  ayaa aad uga carooday markii uu madaxweynaha uga baxay balan ahayd inuusan ku soo darin liiska Golaha wasiirada cusub laba nin oo aad ugu kacsanaa Jawaari, kuwaasoo kala ah: Khaalid Cumar Cali iyo Ibraahin Isaaq Yarow.

    Labadan mas’uul oo si toos ah ugu xiran Shariif Xasan ayaa lagu soo celiyay Golaha cusub ee wasiirada iyadoo Prof. Jawaari la tusiyay liis kale oo aan ahayn midkii saxda ahaa, taasoo keenay inuu ka aamin baxo madaxweynaha iyo kooxdiisa. Waxaa sidoo kale mooshin xaalad abuur ahaa oo uu Muqdisho ka bilaabay Ibraahim Yarow kaasoo uu ku sheegay inay ka keeni doonaan Guddoomiyaha Baarlamaanka.

    Prof. Jawaari ayaa la filayaa inuu socdaal dhowaan ugu baxo dalalka deriska ah, waxaana suuragal ah inuusan Muqdisho ku soo laaban inta ka horeysa kalsooni u qaadista xukuumadda Cumar C/rashiid kadib.

    Wadani.com

    Muqdisho

    [ad name=”HTML”]

    Jawaari Qorshe halis ah Xasan Sheekh
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXOG CULUS: Laba wasiir oo la kala bedelay daqiiqadii ugu danbeeyay ee magacaabidda Golaha Wasiirada
    Next Article DEGDEG: 90 xildhibaan oo fagaare cod ugu qaaday kuna riday xukuumadda Cumar C/rashiid

    Related Posts

    Golaha Amniga Qaranka Turkiga oo anisixyey Qorshe culus oo ku saabsan Dagaalka Alshabab ee Somaliya

    May 27, 2025

    XOG: Shir muhiim ah oo Berri u furmaya mucaaradka iyo shaki kala dhex galay xubnaha Sare

    May 27, 2025

    Xog: Cirro iyo Deni oo Nairobi uga shiraya arrin ka dhan ah dhismaha SSC-Khaatumo

    May 27, 2025

    Xildhibaannada Labada Aqal oo Ansixiyay Guddiga Doorashada Qaran iyo Buuq hareeyay

    November 27, 2024

    Ra’iisal Wasaare Xamse Cabdi Barre oo Cadaadis lagu saarayo inuu xilka iska casilo

    October 9, 2024

    XOG laga helay Mooshinka laga keenay Wasiir Fiqi iyo Xildhibaanno lagu eedeeyay inay Itoobiya…

    September 29, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo