Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Agaasimaha Nabad sugidda oo warbixin xasaasi ah oo ku saabsan Al-shabaab maanta ka jeediyay shirkii Baarlamaanka

    Agaasimaha Nabad sugidda oo warbixin xasaasi ah oo ku saabsan Al-shabaab maanta ka jeediyay shirkii Baarlamaanka

    December 21, 20142 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    AGAASIMAHA HAY'ADDA NABAD SUGIDDA QARANKA
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Agaasimaha Hay’adda Nabad sugidda C/raxmaan Maxamed Tuuryare oo maanta hortegay kulanka Baarlamaanka ayaa warbixin ku saabsan xaaladda ammaanka u jeediyay xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, isagoo sidoo kale talooyin ka siiyay sida ammaankooda ay u hagaajin karaan amaankooda gudaha magaalada Muqdisho.

    AGAASIMAHA HAY'ADDA NABAD SUGIDDA QARANKA
    AGAASIMAHA HAY’ADDA NABAD SUGIDDA QARANKA

    Agaasimaha ayaa ka warbixiyay shabakadii Alshabaab ee dilka khaarijinta ah ka geysan jirtay Muqdisho, wuxuuna ka shirka Baarlamaanka oo saxaafadda dibaddal looga saaray in Shabadkaasi ay ka koobneyd 11 qof, ayna dileen dad fara badan oo xildhibaanno, mas’uuliyiin dowladeed iyo shacab isugu jira.

    Tuuryare ayaa intaas ku daray 11-ka qof ee shabakada isku xiran ahaa la qabtay 8 ka mida, halka saddexda kale ay u baxsadeen meel aysan dowladu ka talin. Baabuurta lagu fulin jiray dilalka qorsheysan ayuu sheegay inay ahaayeen lix baabuur oo 4 ka mida la qabtay laba kale la waayay. 8-da xubnood ee Alshahaab u qaabilsanaa dilalka qorsheysan ayuu sheegay inay gacanta hay’adda ku jiraan oo maxkamad la soo taagi doono, xukun adagna lagu ridi doono.

    Agaasimaha Hay’adda nabadsugidda ayaa keenay madasha shirka khubaro la sheegay inay yihiin la-taliyeyaal dhinaca amniga ah oo xildhibaannada Baarlamaanka talooyin ka siiyay sida ay ammaankooda shaqsiga u sugi lahaayeen iyo tallaabooyinka looga baahan yahay. Sidoo kale waxaa halkaas laga shiday filim ku saabsan sida loo burburiyay shabakadii dilalka qorsheysan ee Muqdisho oo ahaa kii TV-ga Qaranka hore u baahiyay.

    Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa shirka soo xiray, waxaana sii socon doona warbixinta agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda oo berito lagu wado in la weydiiyo su’aalo kulul oo la xiriira arrimo badan oo hay’adu ku lug yeelatay.

     

    Wadani.com

    Muqdisho

    [ad name=”HTML”]

    Agaasimaha Nabadsugidda Tuuryare
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCumar C/rashiid: “Liis la iima qorin, walaalayaal marka hore i ansixiya, kadib waan tashaneynaa….”
    Next Article Somaliya iyo Somaliand: Waxay kaliya heshiis ku heshiiyeen inay wadahadalka sii wadaan

    Related Posts

    Golaha Amniga Qaranka Turkiga oo anisixyey Qorshe culus oo ku saabsan Dagaalka Alshabab ee Somaliya

    May 27, 2025

    XOG: Shir muhiim ah oo Berri u furmaya mucaaradka iyo shaki kala dhex galay xubnaha Sare

    May 27, 2025

    Xog: Cirro iyo Deni oo Nairobi uga shiraya arrin ka dhan ah dhismaha SSC-Khaatumo

    May 27, 2025

    Xildhibaannada Labada Aqal oo Ansixiyay Guddiga Doorashada Qaran iyo Buuq hareeyay

    November 27, 2024

    Ra’iisal Wasaare Xamse Cabdi Barre oo Cadaadis lagu saarayo inuu xilka iska casilo

    October 9, 2024

    XOG laga helay Mooshinka laga keenay Wasiir Fiqi iyo Xildhibaanno lagu eedeeyay inay Itoobiya…

    September 29, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo