Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, July 10
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Sharciyada»Xeer ilaaliyaha Qaranka: “Aniga ayaa tegaya Maxkamada Hague oo gudbinaya caddeymaha dacwaddii Badda ee Soomaaliya”

    Xeer ilaaliyaha Qaranka: “Aniga ayaa tegaya Maxkamada Hague oo gudbinaya caddeymaha dacwaddii Badda ee Soomaaliya”

    July 9, 20152 Mins Read Sharciyada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    XEER ILAALIYAHA QARANKA AXMED CALI DAAHIR
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa ku biiray mas’uuliyadda difaacaya in dacwadii xuduudka Badda ee Kenya iyo Soomaaliya ay wadahadal ka galeyso. Waxaana uu ku adkeystay inuusan jirin gorgortan laga galayo oo aysan jirin cid ka heshiisay iyo cid ka noqoneysa isagoo wareysi siiyay Idaacadda Ciidamada ee magaalada Muqdisho.

    XEER ILAALIYAHA QARANKA AXMED CALI DAAHIR
    XEER ILAALIYAHA QARANKA AXMED CALI DAAHIR

    Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay inuu isagu tegi doono magaalada Hague ee dalka Holland xarunta maxkamadda caalamiga ah oo dacwadii Soomaaliya iyo caddeymaheeda uu geyn doono, “Dacwadii waxay mareysaa meeshii loogu talogalay, shirkadihii baaritaanka ka waday xuduudka Baddana ay ka baxeen intooda badan oo ay ugu danbeysay shirkadda Total, waxa kaliya oo ku haray waa shirkadda Talyaaniga ah ee ENI, iyaduna digniin ayaan u diraynaa” ayuu yiri xeer ilaaliyaha.

    Hoos ka dhageyso

    http://www.radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2015/07/Xeer-ilaaliyaha-good-ee-maxakamada-c.rashiid-cod.mp3

    Wuxuu iska fogeeyay warkii kasoo yeeray wasiirka arrimaha dibadda Kenya oo uu sheegay inay tahay mid diblomaasi ah oo kaliya isagu uu ogyahay in sharciyan aysan jirin wax wadahadal ah oo dacwadiina ay weli socota.

    Akhri: QARSOODI: Dowladda Soomaaliya oo qaab farsamo ah ula soo noqoneysa dacwadii Badda

                 XOG CULUS: Dowladda Soomaaliya oo dib ula soo noqonaysa dacwadii Badda ee Somalia & Kenya

    Wadani.com

    [ad name=”HTML-1″]

    [ad name=”HTML-6″]

    Dacwadda Xeer ilaaliyaha Qaranka
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleQaar ka mida xildhibaanada cusubee Maamulka Galmudug Cadaado ka baxsaday
    Next Article Ahlu sunna oo dhoolatus milateri u sameysay Madaxweynaheeda Gobolada Dhexe

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo