Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»XOG CULUS: Halis soo wajahday Mooshinkii Madaxweynaha & Xildhibaano dacwad u geeyay Guddoonka Baarlamaanka

    XOG CULUS: Halis soo wajahday Mooshinkii Madaxweynaha & Xildhibaano dacwad u geeyay Guddoonka Baarlamaanka

    August 17, 20152 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Mooshinka xil ka qaadista madaxweyne Xasan Sheekh oo 93 xildhibaan ay saxiixeen ayaa la sheegay inay halis weyn soo wajahaday sharcinimadiisa kadib markii xildhibaano ka mida kuwii saxiixay la sheegay inay dacwad ka keeneen Mooshinkaasi iyagoo ku dooday inaysan waxba kala socon oo laga been abuurtay.

    Xildhibaanno gaaraya ilaa 10 xildhibaan ayaa qoraal dacwad ah xalay gaarsiiyay Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya waxayna kulan la yeesheen Guddoomiye Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) iyagoo gacanta ka geliyay qoraal ay ku sheegeen in laga been abuurtay saxiixyadooda.

    BAARLAMAANKA

    Xildhibaanadaasi oo ay wehliyaan xildhibaano kale oo qaarkood wasiiro yihiin ayaa shir xasaasi ah oo kulul la qaatay guddoonka Baarlamaanka oo arrintan dood dheer ku dhex martay labada dhinac ayuu guddooniyaha Baarlamaanka ka cago jiiday, maadaama uu jirto qodob ka mida xeer-hoosaadka Baarlamaanka oo qeexaya inuusan xildhibaanku ka noqon karin marba haddii uu saxiixo mooshin uu aqbalay guddoonka Baarlamaanka.

    10 xildhibaan ayaa ku doodaya in intooda badan aan lagala tashan Mooshinkan, qaarkoodna ay saxiixaan mooshinka lix bilood ka hor oo aan dib loogu soo celin haddana aanay diyaar u ahayn inay ka mid noqdaan mooshinka looga horjeedo madaxweynaha Soomaaliya.

    Guddoomiyaha Baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan ayaa xalad adag soo food saartay wuxuuna hadda qiyaasayaa inuu qaato laba go’aan midkood oo kala ah:

    Inuu mooshinka sidiisa ku wado, iskana dhega tiro xildhibaanada dooda qaba

    iyo inuu mooshin jaban noqdo oo dib loo celiyo si tirada loo soo buuxiyo

    Labadan go’aanba waxay dhalin karaan qalalaase weyn oo Baarlamaanka soo dhex gala, waxayna xaaladu u muuqataa mid ka adag mooshinkii xil ka qaadista Ra’iisal wasaarihii hore C/weli Sheekh Maxamuud.

    Wadani.com

    [ad name=”HTML-1″]

    Baarlamaanka Jawaari Mooshinka madaxweynaha
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweyne Gaas oo Bandhig socod ah ku maray wadooyinka magaalada Gaalkacyo
    Next Article Wasaaradda Warfaafinta Puntland oo ku fashilantay dacwadii ay ku soo oogtay Idaacadda Sahan

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo