Browsing: Baarlamaanka
Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa ka hor yimid Ajendaha fadhigii maanta oo ka mida kalfadhiga 7-aad, kaasoo ku saabsanaa: Akhrinta Koowaad…
Waxaa isa soo taraya warar ku saabsan Qorshe muddo kordhin ah oo ay wadaan guddoonka Golaha Shacabka ee Guddoomiye Maxamed…
Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii Guddoonka Golaha Shacabka wax uga bedelay Xeerka…
Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa soo saaray Qoraal culus oo uu Madaxweyne Farmaajo uga dalbaday inuu…
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa maanta yeeshay kulankiisii ugu horeeyay muddo bilo ah, kadib markii uu hareeyay khilaafka u…
Xildhibaanadda Golaha Shacabka ayaa Berri yeelanaya kulan ka mida Fadhiga 7-aad ee hadda socda iyadoo ajendayaasha hor yaalla uu ka…
Ururrada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed ayaa ka hor yimid magacaabidda Golaha Wasiirada ee xilka sii haya ay shalay ansxiyeen Golaha Adeegga…
Madasha Xisbiyada Qaran ee ay hoggaamiyaan madaxweynayaashii hore Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa war kasoo saartay kulan…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh iyo ku-xigeenka koowaad C/weli Ibraahim Muudey ayaa kulan kula leh xarunta Madasha Xisbiyada Qaran…
Guddoonka Golaha Shacabka ayaa maalinta Berri ah isugu yeeray xildhibaannada, kadib farriin loo diray dhammaan mudanayaasha Baarlamaanka.
Beesha Caalamka ee arrimaha Soomaaliya oo loo yaqaan “Saaxiibada Soomaaliua” ayaa War-Cad oo ay kasoo saareen xaaladda Soomaaliya walaac ka…
Wasiirka Amniga xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow ayaa waxba kama jiraan iyo sharci darro ku tilmaamay kalsooni kala noqosho…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh ayaa ku dhawaaqay in Baarlamaanka uu kalsoonidii kala laabtay xukuumadda Xasan Cali Kheyre.
War hadda soo dhacay ayaa sheegayai n xaalad kacsan oo fowdo ah ay hareysay Fadhigii Baarlamaanka Federaalka ee maanta.
Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Berri oo Sabti ah isugu yeeray xildhibaannada, iyado farriimo loo kala diray.
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa cod u qaaday maanta wax ka bedel lagu sameeyay Sharciga Xisbiyada Siyaasadda Dalka.
Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Gollaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay degaanka Xeraalka ee…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Mursal Maxamed Sheekh ayaa si kulul u weerarray guddoomiye ku xigeenkiisa labaad Mahad Cabdalla Cawad oo tegay magaalada…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa si kulul uga hor yimid Go’aankii kasoo baxay shirkii Maamul…
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi C/laahi ayaa gaaray magaalada Garowe, isagoo ka dhoofay magaalada Muqdisho.
