Browsing: Baarlamaanka
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in Madaxtooyada Soomaaliya ay dhaqaale u adeegsaneyso xalinta dhibaatadii ka dhalatay doorashadii Madaxweynaha…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa soo gabagabeeyay madmadow soo kala dhex galay guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh, kadib…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa jawaab ka bixiyey muuqaal uu soo duubay Sheekh Maxamed Ibraahim…
Maxaa ka run ah Qeylo-dhaanta Xildhibaan Muna Key, Yaase weerarray Xildhibaanad Luuley..? [Warbixin]
Waxaa dagaal haween shalay dhex maray laba xildhibaan oo ka mida Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, iyadoo dagaalkaasi uu markii danbe isu…
Senator C/llaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) oo ka mida Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si weyn uga hor yimid wax…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa jawaab kulul u diray madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo isagoo sheegay inuu u gefay guddoomiyaha…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa qaab riwaayad ah u jilay kaftan u usheegay inuu dhex maray isaga iyo guddoomiyaha…
Xildhibaan Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi ayaa ka hor yimid wax ka bedelkii ay xukuumaddu wadatay ee Bankiga Dhexe oo Baarlamaanku…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa su’aallo badan ka keenay sababta Muqdisho loo keenay Sheekh Maxamed Ibraahim Kenyaawi, isagoo si toos…
Kulankii Baarlamaanka ee maanta kadib dood kulul oo ka dhalatay wax-ka-bedelka Xeerka Bankiga Dhexe ee Soomaaliya oo xukuumadda ay wadatay,…
Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Nuur oo ka tirsan Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa Qiyaano Qaran ku tilmaamay Wax ka bedelka xeerka Bankiga…
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si weyn u difaacay in wax laga bedelo xeerka Bankiga Dhexe ee Soomaaliya, si ciddii…
Dood kulul aya ka socota Xarunta Baarlamaanka, taasoo ku saabsan wax ka bedelka Xeerka Bankiga Dhexe oo xukuumadda ay wadato,…
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ayaa goor dhoweyd ansixiyey xeerka hanti dhowrka oo isbedel kooban lagu sameeyay.
Kulankii 33-aad ee Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhow furmay, iyadoo ay si weyn u tageen xildhibaannada ka…
Baarlamaanka Somaaliya ayaa maanta ka doodaya wax ka bedelka Xeerka Bankiga dhexe ee Soomaaliya, si qof ajnabi ah uu xilka…
Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa, oo ka tirsan Xildhibaannada Golaha Shacabka, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) iyo qaar ka…
Xildhibaan Cabdi Shire Jaamac (Cayaarjecel) ayaa ka hor yimid qorshaha dowladda Somalia ku dooneyso in qof ajnabi ah loogu dhiibo…
Xildhibaan Mahad Salaad ayaa qarxiyey ujeedka xukuumadda Somalia ka leedahay wax ka bedelka Sharciga Bankiga Dhexe oo la hor geeyay…
Kulan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya la isugu yeeray maanta oo Sabti ah 12-ka Janaayo 2019 ayaa dib loo dhigay daqiiqado kadib…
