Browsing: Baarlamaanka
Kalfadhigii afraad ee aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lasoo xiray kadib qoraal kasoo baxay xafiiska Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa si weyn u cambaareeyay falkii ay ciidamada amniga ku hor istaageen xaflad lagu soo xiri…
Xildhibaan C/fataax Ismaaciil Daahir ayaa ku eedeeyay dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo inuu ku dhisan yahay ‘Aargoosi’, wuxuuna sheegay in…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, kana tirsan xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dowladda hadda xilka heysa ku eedeeyay inay…
Wasiirkii hore ee Howlaha guud ee xukuumadda Soomaaliya C/faatax Ibraahim Geesey, kana mida xildhibaannada Baarlamaanka federaalka ayaa ku eedeeyay madaxweyne…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegay inay halkaasi gaareen xildhibaanno iyo wasiir dhowaan iska casilay xukuumadda Soomaaliya, iyagoo ka…
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa joojiyey xiriirkii wadashaqeynta ee uu la lahaa Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, kadib qoraal kasoo…
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa hakiyey wada-shaqeyntii kala dhaxeysay Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo sabab looga dhigay in…
Xildhibaannada mucaaradka ah ee Baarlamaanka Soomaaliya ee la baxay Kutlada ‘Badbaado Qaran’ ayaa ka hor yimid go’aankii dowladda Somalia shaqada…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, kana mida dadka sida weyn ugu kacsan dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne…
Waxaa maanta Magaalada Garoowe lagu soo dhoweeyay Xildhibaano ka tirsan Golaha Baarlamaanka Soomaaliya oo kasoo jeeda deegaanada Puntland.
Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sanadkii labaad ku fashilmay in la hor geeyo Miisaaniyadda dowladda, si uu uga…
Xoghayihii Guddiga Maaliyadda ee laga saaray Guddigaasi Xildhibaan C/llaahi Maxamed Nuur ayaa ku dhawaaqay inuu ka baxay xubinnimadii Xisbiga Midowga…
Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamanka Soomaaliya ayaa galabta ku geeriyooday magaalada Muqdisho.
Kulankii aan caadiga ahayn ee xildhibannada Baarlamaanka ayaa goor dhoweyd lagu ansixiyey miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2019.
Xildhibaannada Golaga shacabka ayaa ansixiyey hindise sharciyeedkii labaad ee maanta oo ahaa Hindisaha Sharciga Xaqsiinta Ciidanka.
Waxaa goor dhoweyd Kulanka aan caadiga ahayn ee Golaha Shacabka lagu ansixiyey xeer-hoosaadka Golaha Shacabka oo dib u eegis lagu…
Waxaa goor dhoweyd la soo saaray ajendaha kulanka aan caadiag ahayn ee xildhibannada Baarlamaanka maanta yeelanayaan, kasoo lagu ansixsnayo Miisaaniyadda…
Xildhibaan Daahir Aamin Jeesow oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dood ka keenay mushaarka ay qaataan wasiirada xildhibnaannada ah…
Dood adag ayaa ka dhacay kulankii Baarlamaanka ee maanta oo la hor keenay Miisaaniyadda dowladda 2019, kadib markii xildhibaanno ka…
